berberatoday.com
Degmadda Balli Cabane Oo Xaalad Abaareed Ka Taagan Tahay Iyo Masuul Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Soo Kormeeray.
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cali Xaaji Cabdi “Cali Yaanbo” oo ka Mid ah Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ka hadlay Kormeer uu ku soo Maray Jiido door ah oo ka Tirsan Degmadda Balli Cabane ee Gobolka Hawd.

bali cabane

Cali Yaanbo oo Warbaahinta Maanta u Waramay ayaa Sheegay in Jiidaha hoos taga degmadaasi ay ka Taagan tahay Xaalad abaareed oo Saamayn ku yeelatay Nolosha dadka iyo duunyadda.

Waxa uu Sarkaalkani Xusay in Deegaanka Balli Cabane oo Koobsada deegaamo door ahi ay ku soo hayaameen Xoolo dhaqato tiro badan taasina ay keentay inuu idlaado daaqii iyo Biyihiiba,Waxaanu ka dayriyey in Hadii Xaaladan Wax laga qaban waayo ay saamayn togan ku yeelanayso Nolosha Bulshada Deegaankaas oo u badan Xoolo dhaqato iyo beeralay.

Cali Xaaji Cabdi “Cali Yaanbo” Waxa uu intaas ku daray in Sidoo kale Degmada Balli Cabane ay ka aradan tahay adeegyada aasaasiga ah ee Nolosha bulshada Sida Caafimaadka,Waxbarashadda iyo Wixii la hal maala taasina ay ka dhigtay degmada mid ka danbaysa degmooyinka kale ee waddanka.

Cali Xaaji Cabdi “Cali Yaanbo” oo ah Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Guduhu Wuxuu ugu baaqay Hay’adaha dawladda ee ay arrintani Khusayso inay Xil iska saaraan Wax la qabashada Bulshadda ku dhaqan degmadda Balli Cabane.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews