berberatoday.com
Xisbiyada Mucaaridka Ee Dalka Uganda Oo Maxkamadda Sarre Ka Codsaday In Doorasho Kale La Qabto.
March 3, 2016 - Written by Berbera Today

Kampala(Berberatoday.com)-Xisbiyada Mucaaridka Ee Dalka Ugandha Ayaa Dacwad Ay U Gudbiyeen Salaasadii Shalay Maxkamada Sare Ee Wadankaasi Ka Codsaday In La Laalo Natiijadii Doorashadii Madaxweynaha Oo Ay Sheegeen Inuu Ku Shubtay Madaxweynaha Xilka Haya Yuweri Museveni.

Amama-Mbabazi-Dr.Kizza-Besigye

Raysalwasaarihii Hore Ee Dalkaasi Amama Mbabazi Oo Isagu Kamid Ahaa Murashaxiinta U Tartameysay Xilka Madaxweynaha Ayaa Dacwada U Gudbiyey Maxkamada Sare, Balse Wuxuu Sheegay In Codsigan Uu Ka Yimid Dhamaan Mucaaridka. Amama Mbabazi Oo Horey Xulafo Ulla Ahaa Museveni Ayaa Kasoo Horjeestay Balse Wuxuu Codbixintii Ka Helay 2% Oo Kaliya.

Hogaamiyihii Mucaaridka Ee Kaalinta Labaad Galay Dr.Kizza Besigye Oo Isagu Helay 35% Cododka Ayaa Laftiisa Doonayey Inuu Dacwad Noocaan Ah Maxkamada Sare U Gudbiyo Balse Ciidamada Amaanka Ayaa Xiray Kahor Intuusan Dacwada Gudbin Sida Uu Sheegay Mr.Mbabazi Oo Sheegay Inuu Asaga Hada Matelayo Dhamaan Mucaaridka.

Dr.Kizza Besigye Oo Ahaa Hogaamiyaha Mucaaridka Ugu Taageerada Badan Ayaa Dhibaato Badan Kala Kulmay Ciidamada Amaanka Intii Ay Doorashada Socotay Waxaan La Xiray Marar Badan. Ninkan Ayaa Horey Usoo Ahaan Jiray Dhakhtarka Gaarka Ah Ee Madaxweyne Museveni Balse Sanado Kahor Uu Khilaaf Xoogan Soo Dhexgalay, Taasi Oo Keentay Inuu Furto Xisbi U Gaar Ah.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews