berberatoday.com
Dawlada Australia Oo Ka Hadashay Dooni Shixnad Hub Ah Siday Oo Kusoo Jeeday Xeebaha Somaliya Dhawaan Ciidamadeedu Qabteen
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

Sydney(Berberatoday.com)-Maalintii shalay waxaa warbaahinta dalka Australia  qortey in Markab dagaal oo laga lee yahay Australia uu qabtey doon hub badan u waddey Soomaaliya.

Ciidamada saaran Markabka HMAS Darwin oo ka hawlgala xeebaha Soomaaliya ayaa doonta hubka wadey ku istaajiyey meel 300km u jirta xeebta dalka Cumaan, waxaana ay ka heleen ku dhawaad 2000 oo qori oo AK47 ah, 49 qori oo qoryaha sil-siladda rasaasta loogu xidho ee BKM iyo 100 gantaalada garbaha laga rido ee lagu gubo gawaadhida gaashaaman.

Sarkaal ka tirsan ciidanka Australia ayaa faah-faahin ka bixiyey hubka ay qabteen waxaana la shaaciyey sawirada hubkaas. Admiral David Johnson ayaa sheegay in ay wadaan baadhitaano dheeraad ah oo ku aadan hubkan halka cinwaankiisu ahaa ama cidda iska leh.

hubka-1hubka2hubkii

 Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews