Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Xaraashaysa Fooq Ay Lahayd Xawaaladii Qaran.
March 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa go’aamisay in la xaraasho dhismaha fooqa ah ee lahayd xawaaladii qaran ee kacday, si lacagta lagu iibsado loo siiyo dadkii saamiga ku lahaa ee saamigooda ka galay Somaliland dhexdeeda.