berberatoday.com
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciiro Oo Noqday Musharraxa Keliya Ee Sharciyaddii Dalka Ku Tuntay Walina Ololena Ka Bilaabay Gobolka Saaxil Iyo 12-Sanno Kaddib Muxuu Qabtay?
March 9, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Ciiro ayaa si badheedh ah, u gees maray shuruucda Doorashadda ee kasoo baxday golihiisa, sidoo kale, uu damaanad qaaday Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. waxanu isku dul-isticmaalaya awoodo badan oo kala duwan.

Berbera(Xogreebnews)-Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Ciiro ayaa si badheedh ah, u gees maray shuruucda Doorashadda ee kasoo baxday golihiisa, sidoo kale, uu damaanad qaaday Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. waxanu isku dul-isticmaalaya awoodo badan oo kala duwan.

Gudoomiyaha Xisbiga raad-baradka ah ee Waddani Md. Cirro ayaa marka hore isku haya laba xil oo qaranka Somaliland kala xaarantimeeyey, sidoo kalena, waxa uu uga faa’ideystey Xilka Gudoomiyaha golaha Wakiilada ee uu hayo inuu shurucda dalka marka sida Xisbigiisa dani ugu jirto uu ka dhiggo, waxa kaloo uu si caddan ah ugu tuntay awoodda Xilka Baarlamaanka oo uu afduub beeleysan ku haysto. Md. Ciiro ayaa dhaqaalaha shir gudoon ee golah wakiiladda iyo deeqaha dhaqaale ee ay baarlamaanka ku caawiyaan Dawladda waaweyn ee ina taageero uga faa’ideystay inuu ugu olooleeyo Xisbigiisa dhoowan dhaladka ah ee Waddani.

Gudoomaiyaha Baarlamaanka Md. Cirro ayaa hadda u banbaxay oloole xilli xasaasi ah oo lagu jiro Diiwaangelin iyo shaqaaqooyin beeleedyo soo cusboonaaday, waxan jira xoggo badan oo sheegaya inuu Ciiro doonayo inaan dalka doorasho ka dhicin, isla markaana uu lug ku leeyahay rabshaddo maalmahan u danbeyey ka dhacaayey deegaanadda Awdal iyo Saaxil……………..

 

Xigasho xogreeb

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews