berberatoday.com
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwayne Siilaanyo Iyo Masuuliyiinta Haayada Al-raxma International Charity Oo Kulan Ku Yeeshay Caasimadan Kuwait?
March 18, 2016 - Written by Berbera Today

Kuwait City(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Kuwait ayaa la kulmay madaxda haayada Alraxma International Fuondation.

 
Haayadan uu madaxwayne Siilaanyo la kulmayaa ayaa ka shaqeysa taakulaynta bulshada taabaalaysan,sidoo kale waxaa ay haayadani Somaliland ka hirgalisay Dugsiga Agoomaha ee Kuwait.
Inkastoo kulankan madaxwaynaha iyo Haayadani aan loo faahfaahin warbaahinta islamarkaana Madaxtooyada Somaliland aanay kasoo bixin war ku saabsan kulan, ayaa waxaa la filayaa in kulankan madaxwaynaha iyo haayadani lagaga wadahadlay sidii loo caawin lahaa shacab abaaruhu saameynta Ba’an u gaysteen.

 
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Lagu Wadaa inuu dalka kusoo laabto Todobaadkan isagoo Muddo kooban ku maqnaa dalka Kuwait.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews