berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Komishanka Doorashooyinka Ugu Baaqay In Goobaha Diwaan Galinta Ee Gobolka Saaxil Kusii Hadhaya La Kordhiyo
March 19, 2016 - Written by Berbera Today

Mustafe WaxdadBerbera(Berberatoday.com)-Xogahayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Mustafae Maxamed Yoonis(Mustafe Waxadad)oo maanta Berbera warbaahinta kula hadlay ayaa ugu guud ahaan shacab weynaha Gobolka Saaxil inay is diwaan galiyanaan oo qaataan kadhka diwaan galinta Codbixintan, Sidoo kale Waxa uu Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye uu Komishanka doorashooynia Ugu baaqay inay Goobaha hadhaya ee 14ka maalmood sii shaqayn doono ee magaalada dhexdeeda lagaga tagayo qeybo kamida la geeyo jidadka Berbera iyo Hargaysa Iyo Berbera iyo Burco si ay dadka reer guuraaga ah ee diwaan galinta hore ka habsaamay ay isaga diwaan galiyaan maadama oo aanay magaalada Berbera iman karayn.

halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews