berberatoday.com
Obama Iyo Castro Oo Wali Ku Kala Aragti Duwan Arrimo Badan Ka
March 22, 2016 - Written by Berbera Today

Cuba(Berberatoday.com)-Kala qaybsanaanta dhanka aragtiyada ee u dhaxeysa mareykanka iyo Cuba ayaa si weyn u soo shaac baxday kaddib markii ay kulmeen hoggaamiyeyaasha labadani dal.

160322001624_obama_castro_prensa_624x351_reuters_nocredit

Arrimaha ay sida weyn ugu kala qaybsan yihiin ayaa waxaa ka mid ah dimuquraadiyadda iyo arrimaha la xiriira xaquuqul insaanka.

Madaxweyne Obama ayaa sheegay in xiriirka u dhaxeeya labada waddan uu gaari karo meel wanaagsan haddii Cuba ay horumar ka sameyso isbadalada dhanka siyaasadda iyo xaquuqul insaanka.

Dhanka kale madaxweyne Raul Castro ayaa mareykanka ku eedeyay labo wajiilanimo, waxa uuna si weyn u dhaliilay xayiraadaha dhaqaale ee saaran dalkiisa.

Castro ayaa ugu baaqay Obama in uu gacanta dowladdiisa ku soo celiyo saldhigga ciidamada badda ee Guantanamo.

Inkastoo ay kala qaybsanaantaasi jirto haddana labadani hoggaamiye ayaa waxa ay sheegeen in ay doonayaan in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo wanaajin lahaa xiriirka ka dhaxeeyo labadani dal, iyagoo sidoo kale shaaciyay horumarka ay ka gaareen arrimahaasi.

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews