berberatoday.com
“Waxa Gurigayga Iyo Naftayda Soo Weeraray Kulmiye Iyo Xukumada Oo Isxambaarsan,Laakiin Aniga Waxaasi Maaha Wax Ibaqdin Galinaya Xaqu Dirir Ayaan Ahay”Gudoomiye Marwo Rooda Axmed Yasin
March 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil ayaa ka hadashay weerar habeen hore lagu qaaday hoyga ay magaalada Hargeysa Ka dagantahay laguna waxyeelay gabadh ay dhashay Marwo Rooda Axmed Yasin oo midi lagaga dhuftay naaska dushiisa halka ilakahana laga daadiyay gabadh yar ee Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ay dhashay.oo hada lagu daaweynayo cisbataalka guud ee Magalaada hargaysa,

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin oo aan gurigeeda joogin xiliga la weeraray ayaa ka badbaaday dil loogu talagalay oo qorshaysnaa sida ay sheegtay iyada oo weerarkaa gurigeeda lagu qaaday ee dhaawacyada loogu geystay Inanteeda(gabdheeda ay dhashay) ku eedeysay inay ka dambeeyaan Xisbiga Kulmiye Masuuliyiintiisa usaraysa iyo xukumada oo ay sheegtay inay isxambaarsan yihiin

sidoo kale waxa ay Marwo Rooda axmed Yasin sheegtay in aan ilaa hada cid weerarkaas dhagaraysan loo qabtay aanay jirin

Halkan Hoos Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

https://www.youtube.com/watch?v=o1bs2tVINc0

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews