berberatoday.com
Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Diray Qoyskii, ehelkii iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay Marxuum Cabdi Aw Daahir oo maanta ku Geeriyooday Burco
April 6, 2016 - Written by Berbera Today

Cabdi Aw Daahir waxa uu ahaa shaqsiyaadka kaalinta weyn ku lahaa aas-aaska Qaranimada Somaliland, waxa door weyn ku lahaa curinta iyo sees dhigida yagleelkii dhidibada loogu taagay Somaliland, isagoo ilayo haddana Ex Wasiir Cabdi Aw Daahir kamid ahaa shaqsiyaadka ay ka go’aan tahay jiritaanka iyo adkeynta Somaliland.Inaalilahi, waa ina Ilahayhi Raajicuun, ma dhinte waa Ilahay, Musharraxa jagada madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Md. Jamaal Cali Xuseen waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii, asxaabti iyo Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Bulshada Somaliland Md. Ex Wasiir Cabdi Aw Daahir Cali, oo maanta ku geeriyooday Magaalada Burco.

Cabdi Aw Daahir waxa uu ahaa shaqsiyaadka kaalinta weyn ku lahaa aas-aaska Qaranimada Somaliland, waxa door weyn ku lahaa curinta iyo sees dhigida yagleelkii dhidibada loogu taagay Somaliland, isagoo ilayo haddana Ex Wasiir Cabdi Aw Daahir kamid ahaa shaqsiyaadka ay ka go’aan tahay jiritaanka iyo adkeynta Somaliland.

Ugu danbeyn, ma dhinte waa alle, anigoo ku hadla afka xisbiga Ucid, kan golaha dhexe ee Xisbiga ucid iyo ka taageeraayaasha xisbbiga waxan Marxuum Cabdi Aw Daahir Ilahay uga baryaya inuu jannadii Fardowasa ka waraabiyo, ehelkii iyo Qarabaadii u ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin… aamiin.. aamiin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews