“Berberi Waa Hooyo Waana Hooyadii Dalka, Anigana Hooyo Ayay Sigaara Iigu Tahay”Cabdiraxmaan Ciro Oo Reer Berbera La Hadlaya Daawo
April 9, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)- Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa dhawaan markii Diwaan galintu ka bilaamaysa Gobolka saaxil mar uu la hadaalaya shacab weynaha reer Berbera ayaa waxa uu Yidhi”Berberi Waa Hooyo Waana Hooyadii Dalka, Anigana Hooyo Ayay Sigaara Iigu Tahay”Cabdiraxmaan Ciro Oo Reer Berbera La hadlaya Daawo