berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ehelada Dhalinyaradii Muhaajiriinta Ahaa Ee Ku Dhintay Doontii Kula Dagtay Biyaha Bada Ee Masar Iyo Talyaaniga Oo Si Murugleh Uga Hadlay Dhacdadaas
April 18, 2016 - Written by Berbera Today

Haregysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah ehelada Dhalinyaradii ku geeriyoodey doonidii ka baxday Dalka Masar ee ku degtay Xeebaha u dhaxeeya Dalalka Masar iyo Giriiga ayaa waxa ay si murugo leh uga hadleen dhacdadaasi naxdin leh,

Dadka ku dhintey doontaasi oo ay ku jireen dhalinyaro aad u badan oo reer Somaliland gaar ahaan kuwaasi oo u badnaa magaalada Burco ayaa waxa qaar ka mid ah ehelka Dadkii ay dhintey ay ka warameen dhacdadaasi murugada iyo argagax ku beertay Hooyooyin iyo Qoysas badan oo Reer Somaliland ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka 

Berberatoday.com)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews