berberatoday.com
” Dadka Ma Lehi Muuse Biixi Cod Siiya “.. Muj Xassan Guure
April 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta qarana Somaliland Muj.Xassan Guure ayaa waxaa uu ka hadley saddexda xisbi ee dalka ka jira ka shaqasi ahaan uu taagersan yahay ama uu is leeyahay dalka ayaa uu hogaamin karaa .

xassan gure

Mujaahid Xassan Guure waxaa uu sheegay in saddexda musharax ee tartamaya aanay midkoodana kala xigin balse uu Muuse Biixi ka tariikh badan yahay saddexdoodaba  waxaana uu yidhi

” waa laygu yidhaahdaa Muuse Biixi ayaad taageersan  tahay  saddexda xisbi midna iima kala dhawa , Muuse waa run  waxaa uu leeyahay tariikh inta kale midkoona laheyn Faysal  ma laha  , Jamaal ma laha , Ciro na ma laha  cidina dafiri meyso duhur buu halkaas u soo maray .

Yeynaan dafirin taariikhda tariikhdaas Muuse wuu leeyahay ee dadka Intaas buu dheer yahay  lakiin taas macnaheedu ma aha Muuse ayaan cod  siinayaa  mana lahi dadkoow Muuse  cod siiya  Muuse waxaan cod ku siinaya waxa uu maanta i hor keeno  ,  shalay maalin bey aheyd maantana maalin ” ayuu yidhi Muj. Xassan Guure

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews