berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dugsigii Uhoreeyay Ee Dabaq Ama Fooq Ah Oo Laga Hirgaliyay Berbera Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray
April 23, 2016 - Written by Berbera Today

DSC04068Berbera(Berberatoday.net/com)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil(Seylici)iyo Wafti wasiiro xukumada somaliland katirsan ayaa maanta Berbera kuyimi socaal ay xadhiga kaga jarayaan Dugsigii Sare ee uhoreeyay ee Dabaq ama fooq ah ee laga hirgaliyo Somaliland kaaso oo laga dhisay magaalo xeebeeda Gobolka Saaxil ee Berbera Dugsigan oo horena u ahaan jiray Dugsi sare oo loogu magaca daray Alle Ha Unaxariistee Gudoomiyihii Degmada Berbera ee xiliyadii sideetamaadkii Marxuum Bursade ayaa waxa looga shaqeeyay si aad uheer Saraysa,dugsigan ayaa waxa dhismihiisa maal galiyay Maamulka dawlada hoose ee Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan oo dhamaystiran

 

Seylic i

 

DSC04069

DSC04075

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews