berberatoday.com
Ganacsade Maxamed Aw Siciid Oo Dejiyey Qorshe Halisku Ah jiritaanka Somaliland+shaxda Ku Wajahan Xisbiga Ucid Ee Qandaraaska Uu Kusoo Qaatay Faysal iyo Fayraska Qabyaaladeed uu ku mashquulsan yahay…
April 28, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-Ganacsadaha siyaasadda Somaliland faraha kula jira reer Jabuuti Maxamed Aw Siciid ayaa dejiyey shax qorshaheeddu yahay si aan loo dhaadin dabinada qoolan ee uu maleegayo qaranimada Somaliland iyo sidoo kale, doorka uu ku leeyahay burburinta xisbiga Ucid oo uu dejiyey siyaasadda cusub.
Wararka u dhuundaloola dhaqdhaqaaqa Ganacsahan reer Jabuuti mr maxamed Aw Siciid ee ay heleyso shabakadda xogreebnews waxay sheegayan inuu ka danbeeyey faafinta warar Sheegay inay isku dhaceen gudoomiyaha xisbiga kulmiye muuse biixi iyo ganacsade maxamed aw Siciid, arrintaasoo looga gol-leeyahay si aan loo dhaadin shirqooladda uu maleegayo xisbiga Ucid,  isagoo uga gol-leh meelmarinta qorshe qabyaaladeysan oo maal badan geliyey kuna tageeraayo musharraxa xisbiga tallada haya ee kulmiye muuse biixi, isla markaana lagula dagaalamayo musharraxa saddexda sanadood usoo halgamayey inuu u tartamo doorashada madaxtooyadda Jamaal Cali xuseen, isagoo xisbiga Ucid -geliyey maal iyo muruq badan.
Sidoo kale ganacsadaha ku dibiro-dhacsanaaya inuu xaqiraad iyo awood dhaqaale ku duudasiyo musharraxa xisbiga Ucid md Jamaal Cali xuseen, kuna dhiso musharax kale oo xigto ahaan iga dhow Jamaal habeen keliya. Kaasoo isaga laftiisu aanu kalsooni ku qabin tartan doorasho oo dhex Mara isaga musharraxa xisbiga Ucid Jamaal.
Geesta kale, ganacsade maxamed aw Siciid ayaa la sheegay inuu damacsan yahay sidii dhaqaale gacanta looga gelin lahaa guddoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe oo isagu ah shaqsiga loo adeegsanaayo burburinta xisbiga uu gudoomiyaha u yahay, kana doorbiday sumcadda xisbigiisa inuu mid kale uga dhex basaaso, waxana la sheegay inay khadka tilifoonka ku wada xidhiidheen ganacsade maxamed aw siciid iyo gudoomiye Faysal, kuwaasoo damacsan inay dejiyaan xadiga lacageed ee lagu burburinaayo jiritaanka xisbiga ucid. La soco qaybta danbe iyo xogo dheeraad ah. 
Xogreebnews office Hargeysa’Somaliland 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews