berberatoday.com
Fanaanka Maxamed BK Oo Laga Saaray Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Ka Hadley .
May 9, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaanka kooxda xidigaha Geeska Laabsalaax ayaa waxaa u si rasami ah u shaaciyey in uu kooxdaasi ka saaray fanaanka caanka ah ee Maxamed BK oo kooxdaasi ka mid ahaa

lab

Abwaan laabsaalax  waxaa uu sheegay in alfanaan Maxamed BK uu ku gafey isla markaana uu jabiyey xeerki u yaalay  kooxda xidigaha geeska waxaana u yidhi

“Fanaanka Maxamed Siciid BK waa Saaxibkay, waa walaalkay maanta laga bilaabo waxaan gebi ahaan-ba ka saaray Kooxdii fanaaniinta Xidigaha Geeska ee uu ka midka ahaa, isaga oo ka hor yimi shuruucdii iyo qodobadii u yaalay kooxda. Sidaa daradeed anna waxaan go’aansaday inaan ka saaro kooxda”. Ayuu yidhi Xasan Dhuxul-Laabsaalax

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews