berberatoday.com
Wasiir Cali Mareexaan Oo Kormeer Tamashle Ah Oo Wax Ka Qabasho Lahayn Ku Tagay Qaar Kamida Jidadka Waa Wayn Ee Roobabku Burburiyeen+Sawiro
May 16, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland mudane Cali Mareexaan iyo wafti uu hogaminayo ayaa kormeer daawasho ah oo aan wax ka qabad lahayn ku tagay qaar kamida jidadka waawayn ee roobkii mudooyinkii u danbeyeyba da’ayay ay waxyeeleeyeen.

Waxaana wasiir Cali Mareexaan uu kormeer ku tagay buundada Cabaad-wayne oo iyadu burbur laxaad leh ka muuqdo oo halis ugu jirta inay dunto sla markaana u bahan dhisme iyo dayactir.

Wasiirka Ayaan isagu waxba ka qaban burburka jidka balse kormeerkiisu uu ahaa soo booqasho waxana uu sheegay inuu wax ka qaban doono.

Wadooyinka waa wayn ee isku xidha magalooyinka iyo gobolada Somaliland ayaa qarkood burbureen isaga oo wasiirkuna aanu waxba ka qaban ilaa hada .

 

Dhawaan ayan idin so bandhigi doonaa hadii alle idmo burburka iyo dayactir la’aan ka muuqata wadooyinka magalooyinka iyo gobolada dalka.

123

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews