berberatoday.com
Murrashax Donald Trump Oo Sheegay Inuu Ka Xun Yahay Weerarkii Afka Ahaa Ee Uga Yimid Maayarka Magaalada London Sadiq Khan.
May 17, 2016 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Ninka lagu wado in Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka uu kaga qaybgalo tartanka doorashada madaxtinimada dalkaasi Donald Trump, ayaa sheegay inuu ka xumaaday weerar afka ah oo kaga yimid Duqa Magaalada London, Sadiq Khan.

TURAM

Sadiq Khan, ayaa mid jaahil ah ku tilmaamay Donald Trump, ka dib markii uu ninkaasi uu bishii December soo bandhigay qorshihiisii ku aadanaa in Muslimiinta laga mamnuuco dalka Mareykanka.

Donald Trump, ayaa yiri “Markii uu guuleystay waan u hambalyeeyay hadase ma kala jecli, waxaan ka wadaa wax farqi ah iima samaynayso, aanu aragno waxa uu qabto, waxa aan ula jeedaa aan aragno wixii uu qabto. Waanu arki doonnaa haddii uu yahay Duq Magaalo oo wanaagsan.”

Wuxuu kaloo yiri “Waan ka xumaaday sababtoo ah ima garanaayo ninkan, weligii ilama kulmin, isago ma garanaayo waxa aan u taaganahay, aad ayay u foolxumaayeen hadaladii uu jeediyay.”

Isagoo la hadlaayay Barnaamijka Subax Wanaagsan ee ka baxa ITV, ayuu yiri “Runta markaan kuu sheego u sheeg Sadiq Khan waan xusuusnaan doonnaa, hadaladaas qaabka daran.”

Mr. Khan, ayaa Arbacadii sheegay inaanu booqasho ku taggi doonin dalka Mareykanka, haddii Trump loo doorto Madaxweynaha Mareykanka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews