berberatoday.com
Gudoomiye Cirro oo Walaac Wayn Ka Muujiyay In Doorashooyinku Wakhtigoodii Ku Dhacaan
May 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Aqalka Golaha Wakiiladda Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa ka dhawaajiyay inaanay ilaa hadda jirin kalsooni shacabku ku qabaan in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo

gudoomiye-cirroGudoomiye ayaa hadalkani ka soo yeedhay mar uu Todobaadkan Waraysi ku bixiyay dalka Maraykanka oo uu ku suganyahay isagoo ka jawaabayay su’aal wariyuhu waydiiyay oo ku saabsanayd inuu hore u balanqaaday inuu xilka gudoonka baarlamanka iska casilayo marka madaxwaynuhu ku dhawaaqo wakhtiga doorashadda waxaanu gudoomiyuhu sheegay in madaxwaynuhu ku dhawaaqay wakhtiga doorashadda balse dib u dhigis lagu sameeyay dinwaangalinta muddo hal bil ah ilaa hadana aanay jirin kalsooni shacabku ku qabaan in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo

si kastaba ha ahaatee gudoomiye xisbiga waddani mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilahi cirro ayaa markale walaac wayn ka muujiyay in doorashadu wakhtigeedii ku dhacdo.

 

 

 

Xigasho Baligubadlemadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews