berberatoday.com
Itoobiya iyo saaxiibadeed oo maanta ku dabaaldegay Hargaysa
May 29, 2016 - Written by Berbera Today

Sanadihii u dambeeyey waxa lagu xusaayey magaalada Hargaysa maalinta (Ginbot) oo maalin qaran u ah itoobiya.waxaana ka soo qaybgala madaxda ugu sarsaraysa Somaliland, sida madaxtooyada, labada gole guurtida iyo wakiilada, hogaamiyeyaasha ciidamada kala duwan, madaxda sadexda xisbi , wasiiro iyo wax aanan tirinkarin.

Markaa nimankaa halkaa fadhiyaa ee hogaanka ciidanka ahi ma itoobiya ayey u shaqeeyaan ileen sidan caqaligal ma’ahee?!!!

Yaa og ,waxa suura gal ah kuwa halkaa fadhiya in midkastaba gaar loogu yeedhay, hadii uu yahay askari iyo hadii uu yahay wasiir,iyo hadii uu yahay masuul dawaladeed oo kale, nin nin ogi ma jiro .

Waxa ammmaan ka dhacayey kuwii erayjeedinta la siiyey yaab bay lahaayeen.

Waxa jariimad ah ( dambi wayn) in shacbka la khaldo, oo itoobiya oo damcsan in ay soomaali oo dhan liqdo, in hadana la yidhaahdo waa walaaleheen oo waynu isjecelahay.

Waxa jiriimad ah in aan aan runta laga sheegin in xidhiidhku dhinac ka raranayahay oo itoobiya rabto in ay iyadu danaysto ,dhaqaale inaga hesho, oo aynaan inagu la sinaan.

Wax la qaadan karo ma’aha in Somaliland laga jaro Soomaaliya kadibna itoobiya dhabta loo saaro.

Itoobiya ma rabto sinaan, aniguna diiday, hadraawi ayaa yidhi: nin ku yidhi sinaanmayno,adna diid sarayntiisa.

Guri ba’aw yaa ku leh, xisbiyadii la rabay in ay wax toosiyaan, iyagaa itoobiya jeebka ugu jira, waxayna aaminsanyihiin ninka aanay itoobiya raali ka ahayn in aanu xil helayn.kuwa xilka hayaana waxa ay aaminsanyihiin hadii raaliginta itoobiya ay wadiwaayaan in ay waayayaan xilalkooda.

 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews