berberatoday.com
Deg Deg:- Madaarka Hargeysa Oo Amar Culus Ku Soo Rogay Shaqaalaha Madaarka Iyo Sababta Ka Danbaysa
June 1, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Deg Deg:- Madaarka Hargeysa Oo Amar Culus Ku Soo Rogay Shaqaalaha Madaarka Iyo Sababta Ka Danbaysa

Maamulaha Guud Ee Madaarka Cigaal Maxamud Yusuf ayaa shaaca ka qaaday in Shaqaalaha Madarka cigaal laga bilaabo maanta aanay Gudaha Madaarka ku isticmaali karin Taleefanka Gacanta inta lagu gudo jiro Saacadaha Shaqada waxaana sidan uu ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook waxaana Uu Yidhi
“Iyadoo Marba Marka kasii dambaysa kor loo qaadayo Amaanka guud ee Madarka .
Islamarkaana laga hortagaayo wax allayaale waxii fududaynkara Shaqadoo laga Mashquulo iyo feejignaan la aan ku timaada shaqaalaha Madarka………………
Hadaba waxaa week gan si rasmi ah uga joojinay shaqaale waynaha Madarka Egal International Airport Mobile ka lugu dhex isticmaalo shaqada gudaheeda Saacadaha shaqada
Allah mahad leh” Ayuu Hadalkiisa ku soo xidhay waxaana talaabadan ay ka danbaysay ka dib Qaraxii diyaaradii Daalo ee madaarka Muqdisho iyadoo wixii intaa ka danbeeyey Xukuumada somaliland xooga saartay sidii ay u xoojin lahayd Amaanka Madaarka Caasimada

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews