berberatoday.com
Qurba joogata gobolada Maroodijeex , saaxil iyo Togdheer oo cambaareeyay xadhiga Gudoomiyaha Rooda axmed yaasiin
June 26, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Bismilaaahi Raxmaani raxiim , Ramadaan kariim dhamaan shacabka somaliland gaar ahaan gobolada qurbajoogta maroodi jeex , Saaxil iyo togdheer.

 

Bisha ramadaan oo bil cibaado ah  ayaa hadana nalagu kalifey inaanu cambaareyn usoo jeedino madaxtooyada iyo maamulka siilaanyo ee sii socda,

Waxaanu maanta cabaareyn dusha uga tuureynaaa cidkasta oo ka danbeysa xadhiga loo geystay gudoomiyaha xisbiga ucid ee gobolka saaxil Rooda axmed yaasiin iyo saraakiisha la socotay ee dagamada madheera lagu xidhay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

 

Waxaanu leenahay bisha ramadaan miyaa laga xishoon wayey xadhiga xaqdarada ah ee lagula kacaayo qofaan danbi gacan kula jirin ,,,,,,

 

illahaw umadan si degdega ukala xaq qaad oo tus dariiqa toosan

 

amiin amiin amiin

Jaamac rooble

London

Jaamac131@yahoo.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews