berberatoday.com
Haweenay Reer Hargeysa Ah Oo Muxubo Uqaaday Muqdisho Iyo Dawlada Xamar Oo Maxkamada Hargeysa Xukun Xadhig Ciqaabeeda Ku Riday
April 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday Abwaanad Niciima Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd magaalada Hargeysa

Image result for naciima abwaan qorane

Maxkamada ayaa ku xukuntey Niciima Abwaan Qorane Saddex sanno oo xadhig ah .

 

 

Qareenadii u doodaayey ayaan ilaa hada aan wax racfaan ah aan ka qaadanin xadhiga Niciima Abwaan qorane waxaana la filayaa in ay goor dhaw warbaahinta la hadlaan

Niciima Abwaan qorane oo muddo dhawr bilood ah ku xidhneyd magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo eedeyey qoraal ay barteeda Facebook soo dhigtay oo la sheegay in ay qaran nimada Somaliland kaga soo hor jeedo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews