berberatoday.com
“Kominshanku Maanta Joogaa Laba Inan Bay Kala Saari Kari La Yahiin , Sidee Loo Amni Karaa ..” Sheekh Aadan Siro”Daawo Muuqaal
April 28, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyne ee reer Somaliland ayaa waxaa uu khudbadiisii Jimcaha uu kaga Hadley mihiimada ay leedahay cadalaadu

Sheekh Aadan Siiro ayaa sheegay in Kominshanka doorashooyinku ay ilaa hada kala saarikari la,a yahiin laba siyaasi isla markaana ay maxkamada sare u gudbiyeen iyaga oo aan kala saarin isla markaana wali muransan

 

 

Sheekha ayaa waxaa uu su,aal galiyey sida ay kominshanka doorashooyinka hada xafiiska joogaa ay u kala saari doona xildhibaano badan oo isku soo sharixi doona doorashada golayaasha deeganka iyo wakiilada oo dhawan la filaayo in ay Somaliland ka dhacaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews