Daawo Muuqalka”Dhaam-biyood Laga Hirgelinayo Deegaan Hoos-taga Degmada Sallaxley (Shaacin)
May 4, 2018 - Written by Berbera Today
Sallaxley(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Dhaam-biyood ka hirgelinaysa Deegaanka Kala-gooye oo ka mid ah Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex.
Dhaamka oo haddii uu hirgelo ay ka faa’idaysan doonaan Dadka halkaa ku dhaqan, ayaa waxa shaacintiisa Maanta halkaa u tagay Xubno ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta deegaanka Sallaxley iyo Xubno kale.