berberatoday.com
Maxamud Maxamed Jaamac(Dhega Weyne)Oo Xaflad Weyn Berbera Ku Qabsaday Kuna Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Doorashada Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Berbera+Daawo Sawirada
July 11, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Iyadoo ay Inagu Soo  Fool Leeyihiin Labada Doorasho ee Isa Saaran ee Golayaasha Degaamada Somaliland iyo ta Baarlamaanka Ayaa Durba waxaa ka Biloowday Berbera Dhalinyaro Isku Diyaarinaysa in ay Si Miisaan Leh Uga qaybqaataan Doorshooyinkaa waxaana Saaka Magaalada Berbera xaflad Ilyartu is qabatay Loogu qabatay Maxamuud Maxamed Jaamac(Dhegaweyne) oo kamida dhalinyarada Berbera ee Aqooyahaynka ah waxaanu isku Sharaxay Xildhibaan Golaha Degaanka ah ee Berbera.

Xafladan oo Miisaan lahayd ayaa waxaa ka soo qayabgalay Cuqaal, Odayaal Dhaqmeed Tiro badan Dhalinta Aqoonyahanka ah ee Berbera ,Hawaeen iyo Masuuuliyiin ka Socday Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Ka Muxaafadka  ahba.

Dhamaan dadkii kala duwana ee  Xafladan  ka hadlay waxaay Isku raaceenin uu u qalmo Maxamuud maxamed jaamac in uu Noqdo Xildhibaan golaha Degaanka ah ee Berbera,

Hadal Dheer oo uu Musharaxa Xildhibanaka ahi halkaa ka Jeediyayna wuxuu balan qaaday in uu wax ka qaban doono arimaha Aas Aasiga ah ee Bulshada sida Biyaha, waxbarshada iyo cadaalada oo uu ka Dhawaajiyay in uu wax Ku Maamuli Doono hdii la Doorto Hadii La Doorto.

 

 


 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews