berberatoday.com
Haweenaydii Ugu Horreysay Oo Dalka Denmark Lagu Gannaaxo Niqaam Ay Soo Xidhatay !
August 6, 2018 - Written by Berbera Today

Denmar(Berberatoday.com)-Dawladda Denmark ayaa waxay fulisay gannaaxii ugu horreeyay ee lagu gannaaxo haweenay xidhnayd niqaam kadib markii guud ahaan ba dalkaasi ay xukuumaddu ku soo rogtay amar ah in aan la xidhan karin xijaabka iyo niqaamka ba.

221831Image1Wakaaladda Wararka ee Ritzau oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa waxay baahisay in dad ku sugnaa goob ganacsi oo ku taalla Horsholm ay ciidammada Bileyska ku soo war galiyeen in haweenay Niqaam xidhani ay goobtaasi ku sugan tahay, intaasi kadibna waxa goobtaasi si degdeg ah usoo gaadhay ciidammada Bileyska waxaanay haweenay ka mid aheyd dadkii goobtaasi ku sugnaa isku dayday inay niqaamka ka saarto haweenaydaasi.  Ciidammada Bileyska ayaa haweenaydaasi niqaamneyd oo da’deeda lagu sheegay 28 jir waxay ku amreen inay niqaamkaasi bixiso amase ay goobtaasi ka baxdo, waxaanay gabadhaasi dooratay inay goobtii ka baxdo.

Ciidammada Bileyska ayaa sheegay in gannaaxa la saaray gabadhaasi uu yahay gannaax lacageed oo dhan 156 Dollar, dhawaan ayey aheyd markii Baarlamaanka Dalkaasi Uu Ansixiyay Gannaaxa dadka Niqaamka xidha amase wejiyadooda qariya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews