berberatoday.com
Maareye Kuxigeenkii Shirkada Isgaadhsiinta Golis Putland Oo Bosaso Toogasho Lagu Dilay
August 7, 2018 - Written by Berbera Today

Boosaaso(Berberatoday.com)-Maareeye Ku xigeenkii Shirkadda Iagaadhsiinta ah ee Golis Cabdullahi Cumar Cali(Jinic) ayaa kooxo hubeysan oo aan haybtooda la aqoonsan toogasho Ku dileen Caawa kuwaas oo goobta ka baxsaday.

Marxuumka La Dilay ayaa waxa La sheegay inuu ahaa Nabadon kasoo jeeda Beesha Dishishe ee Putland.
Dilalaka qorshaysan ee lala beegsanayo dadka magaca iyo maamuuska kuleh bulshada Putland ayaa mudooyinkii udanbeeyay kusoo badanaayay deegaamada Putland iyada oo meelaha ugu badan ee dilalka qorshaysan ay ka gaystaan kooxaha alshabaab iyo dad kaloo dana gaara lihi ay kamid tahay magaalada ganacsiga ee Bosaso oo dad badan opo bulshada dhexeeda magac ku leh lagu khaarajiyay magaaladaas inata badana lama qabto dadka falakaas bahalnimada ah gaysta.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews