berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Taag Cusub Oo Xukumada Somaliland Usoo Iibisay Dekeda Berbera Oo Hada Soo Xidhay Iyo Magaciisa Oo Lagu Xusay Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal+Daawo Sawirada
August 13, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Waxaa goordhaweyd galabta fiidkii Soo Gaadhay  Dekeda Berbera Taag cusub oo Xukumada Somaliland usoo iibisay Dekeda magaalada Berbera si lagu soo xidho maraakiibta Kala duwan ee dekeda badeecadaha kala duwan keena.

Taagan ayaa waxaa uu ahaa mid cusub oo xukuumada Somaliland kasoo iibisay wadanka turkiga.

Taagan cusub oo lagu magacdaray Madaxwaynihii dhidibada utaagay Qaranka Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa waxaa noqon doona mid wax wayn ka taridoona hawlaha maraakiibta iyo dekeda Berbera maadama oo taagii hore ee Dawladii Somaliya Dekeda kaga tagtay uu hawl gabay oo gaboobay

Mareeyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaa sheegay inuu magacaasi ubixiyey taagan cusub isaga oo ahmiyad siinaya hogaamiyahaa magaca iyo maamuuska kulahaa Somaliland ee dhibada utaagay sidii uu qaranka Somaliland utaaba gali lahaaa..

Taagan iyo soo iibintiisa Waxa uhagar baxay oo aad uga shaqeeyay Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Waxaana Lafilayaa maalmaha soo socda uu Xadhiga kajaro Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi cabdi oo la sheegayo inuu safar shaqo ku iman doono Gobolka Saaxil caasimadiisa magaalada Berbera iyada oo warar kalena sheeegayaan inuu dhagax dhigi doono Madaxweynuhu Dekedii Cusbayd ee shirkada DP World dhisi Doonto sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu xadhkaha kajari doono Qalab Cusub oo Shirkada DP World Dekeda usoo iibisay Iyo dhisme cusub oo loo dhisay Haayada Dekeadaha Somaliland

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews