berberatoday.com
Xildhibaan Mataan Hoori Oo U Sacabo Tumay War Bixintii Musuq Maasuq Ee Golaha Wakiiladu Soo Saareen ..” Dagaalkaas Waan Idinkulan Jiraa
August 13, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaam Mataan Hoori oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana iminka ku sugan dalka Sucuudiga oo uu Xaj iyoCaafimaad u tagay ayaa waxaa uu si aadah u soo dhaweeyey war bixintuu musuq maasuqa sheegaysay ee golaha wakiiladu ay dhawaan soo saartey

Xildhibaanka oo shabakada Ilaysnews.com la soo xidhiidhay waxaa uu sheegay in uu talabadaas uu aad ugu farxay isla markaana uu kaba bogsadey xanuunkii uu Sucuudiga u tahay , farxada arintaas awgeed isla markaana marka uu dalka ku soo laabto uu dagaalkaas la gali doono golihiisa wakiilada

Halkan Hoose Ka DaawoMuuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews