ARTICLES
-
Wariye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir oo Kawaramay Dhac Iyo Tuugo Hargeysa Kala Kulantay.
Maafiyada Hargaysa ka dilaacday iyo moogaanta bulshada iyo haayada amaanka .
Waxay ahayd 2:00 duhurnimo markii aan soo galay xaafada aan ka deganahay Magaalada Hargaysa baaburka aan wataa waa nooca y...
Friday, March 29, 2024
-
Wax Ka Baro Taariikhda Mujaahid Axmed Waraabe oo Kamid Ahaa 3 Halyey ee Afduubay Diyaaradii Somali Airlines
AHUN mujaahid Axmed waraabe,
Wuxuu sadex ku ahaa labadii nin ee naftooda.uhuray sharafta iyo xoriyada somalila d,
1984.kuwaasoo Afduuvay diyaaradii somali Airline kana dajiyay.caasimada Ethiopia,
M...
Wednesday, March 27, 2024
-
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya”Daawo Muuqaal
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wT_0xpOSpzk
&nbs...
Wednesday, March 27, 2024
-
Dalka Senegal Maxbuuskii Madaxwayne Ka Noqday Iyo Qisadiisa”Daawo Muuqaal
Doorashadii dalka Senegal waxa ku guulaystay Bassirou Diomaye oo noqonaya Madaxweynihii ugu da’da yaraa ee dalkaas soo mara wuxu jiraa 44 Sano.waaxda dabagalka canshuuraha dalkaas ayuu ka shaqayn ji...
Tuesday, March 26, 2024
-
Gabadh Udhalatay Dalka Jarmalka Oo Iyadoo Ku Sugan Magaalada Berbera Qaadatay Diinta Islaamka
Gabadh udhalatay dalka jarmalka oo ku sugnayd somaliland gaar ahaan magaalada berbera ayaa maanta qaadatay diinta islaamka halkaasi oo ashahaadada loogu qabtay.
...
Monday, March 25, 2024
-
Qalabka Casriga Ah ee Loo Adeegsado Rarka Iyo Rogida Badeecadaha Kasoo Daga Dekeda Berbera
Qalabka Casriga Ah ee Loo Adeegsado Rarka Iyo Rogida Badeecadaha Kasoo Daga Dekeda Berbera
&n...
Sunday, March 24, 2024
-
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo Tilmaamo Ka Bixiyay Wakhtiyada Ducada La Aqbalo”Daawo Muuqaal
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo Tilmaamo Ka Bixiyay Wakhtiyada Ducada La Aqbalo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/JREkN4zLooQ
&...
Saturday, March 23, 2024
-
Jameecada Tabliqiyiinta Iyo 20 Sifo Ay La Gaar Yihiin oo Ay Dadaal Badan Ku Bixiyaan Hagaajinta Hufida Qalbiyada Iyo Ushaqaynta Diinta Islaamka
CULIMADA TABLIIQA
Waxaan filayaa in uu ku rumoobayo jameecada Tabliiqa hadalkii Saciid binu Musayab: "ma jiro caalim, shariif iyo mid wanaag leh oo aan iin lahayn. Ha ahaatee, waxa jira...
Thursday, March 21, 2024
-
Baddeena Xabashidu maxay ugu Hammuum-qabtaa?. Khadar Hooyoley Fartaag
Baddeena Xabashidu maxay ugu Hammuum-qabtaa?.
Ramadaan wacan, Ramadaanta Alle haynooga yeelo mid danbi Dhaaf, Barako iyo khayr badan aynu Alle agtiisa ka kasbano, sidookale Alle haynaga...
Tuesday, March 19, 2024
-
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra'iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/BSaJECAmsWk
...
Sunday, March 17, 2024
-
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin”Daawo Muuqaal
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Km_REPs36Eg
&nbs...
Friday, March 15, 2024
-
Geel 65 Sano Kahor La Dhacay oo Dadkii Lahaa Dib Loogu Celiyay Dadkii Lahaa Deegaanka Yoocaale ee Somalida Itoobiya
Geel la dhacay 65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa.
Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 6...
Tuesday, March 12, 2024
-
Maansoor Hutels And Sea Tourist oo Dalxiis Bada Ah Iyo Qado Sharaf Ku Maamuusay Kooxdii Ku Guulaystay Koobkii Horyaalada Somaliland”Daawo Muuqaal
Maansoor Hutels And Sea Tourist oo Dalxiis Bada Ah Iyo Qado Sharaf Ku Maamuusay Kooxdii Ku Guulaystay Koobkii Horyaalada Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tz3FFP2um1w
...
Thursday, March 7, 2024
-
Saleebaan Cali Koore Wasiika Khayraadka Biyaha Somaliland oo Berbera Ka Dhagax Dhigay Ceelal Biyoodyo Cusub”Daawo Muuqaal
Saleebaan Cali Koore Wasiika Khayraadka Biyaha Somaliland oo Berbera Ka Dhagax Dhigay Ceelal Biyoodyo Cusub"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VTTC03gpP-M
&nb...
Monday, March 4, 2024
-
Xaalad Khilaaf oo Kasoo Cusboonaatay Degmada Bulaxaar Ciid Bada Laga Raranayo Dooxa Waaheen oo Beero Sharcidaro Ah Laga Samaysanayo Iyo Xoghayihii Degmada oo la Bedelay
Xaalad Cusub Ayaa Ka Dhalatay Deeganada Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil iyo Deeganada Hoos Yimada .
Xogaha Laga Helayo Bulshada Deeganka Bulxaar Ayaa Sheegay In Xaalad Khilaaf ka Jirto Deega...
Sunday, March 3, 2024
-
Hogaamiyayaasha Iskaashatada Kaluumaystada Gobolka Saaxil ee BADMAAL oo Shaqadoodii Degdeg Ku Bilaabay Kulankii Uhoreeyayna Yeeshay.
Hogaamiyayaasha Iskaashatada Kaluumaystada Gobolka Saaxil ee BADMAAL oo Shaqadoodii Degdeg Ku Bilaabay Kulankii Uhoreeyayna Yeeshay.
&nbs...
Sunday, March 3, 2024
-
Suxufi Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto Oo Ka Waramay Dhacdo Naxdin Leh Oo Hargeysa Ka Dhacday.
Gabadh wadatay gaadhi Haariyar ah ayaa saaka inta ay dhamaan daaqadaha u xidhay kaga dhex tagtay ilmo yar oo ay dhashay iyo gabadh shaqaale u ah si ay kaadhka muwaadinka uga soo qaadato wasaaradda...
Thursday, February 29, 2024
-
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
https://youtu.be/JEYeGVSSW3M
 ...
Wednesday, February 28, 2024
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo Ku Baaqay In Farafaraynta Laga Daayo Sadlada Guud ee Beelaha Subeer Awal
"Beesha Subeer Awal waxa gudoon u ahaa Saldanad guud ah oo leh taariikh sugan oo dhaxaltooyo ah wakhti xaadirakana uu taashkeeda hayo Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdirax Suldaan Diiriye...
Friday, February 23, 2024
-
Baanka Aduunka oo Mashruuc Lacageed oo Malaayin Dollar Ah Ku Bixinaya Laydhka Berbera.
Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland Cabdilahi Faarax Cabdi Agaasimaha Guud.Agaasimayaasha Waaxyaha ee Wasaarada.Komishanka Tamarta iyo Masuuliyiinta Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee la...
Tuesday, February 20, 2024
-
Digniin”Nooc Kamida Raashimada Somalidu Sida Xad Dhaafka Ah U Isticmaasho Oo La Sheegay In Laga Qaado Xanuunka Cancel-ka
Digniin - Bariiska ayaa laga helay maaddo cancer’ka keenta:
Maaddada Arsenic oo ah maaddo chemical dabiici ah oo bariiska ku jirta ayay hadda culumada Sayniska Caafimaad’ka Denmark ogaade...
Tuesday, February 20, 2024
More Articles
|
LATEST NEWS
-
“Akhrinta Qur’aanka Waan Ku Nafisaa”Jilaaga Caanka Ah ee Reer Maraykan Will Smith”Daawo Muuqaal
"Akhrinta Qur'aanka Waan Ku Nafisaa"Jilaaga Caanka Ah ee Reer Maraykan Will Smith"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Lrtu3BV7BwQ
Berberato...
Friday, March 29, 2024
-
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiigle Hargeysa Dil Ku Geystay
Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Khaalid Axmed Koosaar oo ku eedaysan inuu 26-3-2024 ku dilay Magaalada Hargeysa marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil waxaanu ku dhuftay Baaskoolad.
Ciidanka Boolisku w...
Friday, March 29, 2024
-
“20-sanno Markii Da’daydu Soo Gaadhay Ayaa La Iisheegay Inaanan Ka Mid Ahayn Reerka“Yuusuf oo Qoyskiisa Raadinaya”Daawo Muuqaal
“20-sanno Markii Da’daydu Soo Gaadhay Ayaa La Iisheegay Inaanan Ka Mid Ahayn Reerka“Yuusuf oo Qoyskiisa Raadinaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/R4icwLftUbo
&...
Friday, March 29, 2024
-
Sidee Ayuu Nin Soomaaliyeed Uga Badbaadiyay Dhimasho Hogaamiyihii Saamaynta Badnaa ee Reer Suudaan?
Sidee Ayuu Nin Soomaaliyeed Uga Badbaadiyay Dhimasho Hogaamiyihii Saamaynta Badnaa ee Reer Suudaan?
https://youtu.be/Lmi7AK57wCA
 ...
Friday, March 29, 2024
-
Dhacdo Naxdinle; Ilma Yar Oo Sedex Cisho La Raadiyay Iyo Halka Laga Helay Maydkiisa!
Ilmayar oo shan sano jiray islamarkaana ku lumay deegaanka daarima ee waqooyiga gobolka gabiley ayaa raacdo dheer kadib oo qaadatay mudo sedex cisho h waxaa maydkiisa laga helay meel buuro ah
Eheleda wiilkan yar ayaa ka waramay...
Friday, March 29, 2024
-
Wariye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir oo Kawaramay Dhac Iyo Tuugo Hargeysa Kala Kulantay.
Maafiyada Hargaysa ka dilaacday iyo moogaanta bulshada iyo haayada amaanka .
Waxay ahayd 2:00 duhurnimo markii aan soo galay xaafada aan ka deganahay Magaalada Hargaysa baaburka aan wataa waa nooca yar ee loo yaqaana Viroza waa x...
Friday, March 29, 2024
-
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Udiyaar Garoobaya Xuska 18may.
Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa ku jira udiyaar garowga dabaadega maalinta xuska qarannimada Somaliland ee fooda ingau soo haysa kuwaasi oo tababaro ay ugu diyaar garoobayaa ku qaata garoomada iyo talisyadooda.
...
Friday, March 29, 2024
-
“Waa Hadalkii Ugu Doqonniimada Badnaa Ee Wasiir Arrimo Dibadeed Kasoo Yeedha, Dowlada Jabuuti Madax-bannaanida Somaliland Waxba Laga Weydiinmaayo..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
Guddoomiya Xisbiga Mucaaridka Somaliland Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa cambaareeyay Mawqifka ay dowlada Jabuuti kaga soo horjeedsatay Heshiiska isfaham ee Somaliland iyo Itoobiya.
Guddoomiyaha ayaa qoraal uu ku baahiyay...
Friday, March 29, 2024
-
Maxamed Bk Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inay Doorkan Madaxwaynaha Jsl Udoortaa Cabdiraxmaan Cirro.
Fanaan hore Maxamed Siciid Bk oo warbaahin la hadlay ayaa shacabka Reer Somaliland ugu baaqay In doorashada soo socota ee madaxtooyada Somaliland ay madaxwayne udoortaan musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed...
Friday, March 29, 2024
-
Somaliland oo ku Fashilantay Fulinta Mashaariic Baanka Adduunku ugu Deeqay
Somaliland, ayaa ku fashilantay fulinta mashaariic door ah oo uu ugu deeqay Baanka Adduunku. Mashaariicdaasi oo wax wayn ka tari lahaa baahiyaadka aasaasiga ah sida: Caafimaadka, Waxbarashadda, Beeraha, Isgaadhsiinta iyo Nid...
Thursday, March 28, 2024
-
Somaliland oo Shaacisay in Maraykanku Aqoonsaday Shahaadada Dugsiyadeeda Sare
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Aadan Buuxane, ayaa markii ugu horreysay sheegay in Shahaadada Dugsiga sare ee Somaliland ay aqoonsantay Dowladda Maraykanku.
Wasiir...
Thursday, March 28, 2024
-
Taliye Diin Qale oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo uu Hore Ujeediyay oo Aan Sugnayn”Daawo Muuqaal
Taliye Diin Qale oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo uu Hore Ujeediyay oo Aan Sugnayn"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/L94R366ENLw
...
Thursday, March 28, 2024
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Bahda Garsoorka Dalka.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, Garyaqaanka Guud ee Qaranka Cabdisamad Cumar Maal, Agaasimaha G...
Thursday, March 28, 2024
-
Sucuudiga oo Shuruud Cusub ku Xidhaya Dadka Cumrada Tagaya
Dawladda Sacuudiga, ayaa shaacisay in la xaddiday in wax ka badan hal mar Qofku guto Cumrada sannadkiiba.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada looga hortagayo ciriiriga inta lagu jiro bishan barakeysan.
Wasaaradd...
Thursday, March 28, 2024
-
𝙃𝘼𝙇𝙆𝙐𝙐 𝙆𝙐 𝘿𝘼𝙈𝘽𝙀𝙀𝙔𝙀𝙔 𝘿𝙄𝙇𝙆𝙄𝙄 𝘾𝘼𝘽𝘿𝙄𝙉𝘼𝘼𝙎𝙄𝙍 𝙈𝙐𝙐𝙎𝙀 𝘾𝘼𝘽𝘿𝙄𝙍𝘼𝙓𝙈𝘼𝙉 𝘿𝘼𝙃𝘼𝘽𝙇𝙀 ?
Waxay ahayd 17 February 2024 markii dil qorsheysan oo foolxun loogu geystay magaalada Muqdisho marxuun Cabdinaasir Muuse Cabdiraxman oo ahaa khabiir ka shaqeyn jirey maamulka hawada iyo hagida diyaaradaha.
Waxaa d...
Thursday, March 28, 2024
-
Xizbullah oo Gantaalo Ku Weerartay Waqooyiga Israel Iyo Khasaaraha ka dhashay
Kooxda Xizbullah ee Lubnaan oo Iran ay taageerto, ayaa gantaallo ku qarqisay Waqooyiga Israel Arbacadii maanta ah, kuwaasi oo qof rayid ahi uu ku dhintay, kadib markii Israel ay weerar dhimasho leh ka fulisay Koonfurta Lubnaan...
Thursday, March 28, 2024
-
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Culus Udiray Dadka Caadaystay In Ay Rashka Ku Qarxiyaan Goobaha Bulshadu Ku Kulanto!
Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxa uu ka digayaa dad dhawaanahan caadaystay inay qarxiyaan Rashka kuna tuuraana Suuqyada , Masaajidada , iyo goobaha dadku ku badan yahiin , taasi oo nabadgalyada wax u dhimi karta xilligan la...
Thursday, March 28, 2024
-
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Shir Degdeg ah ku Ansixiyay Heshiiska Shidaal ee Turkiga
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan deg deg ah oo ay galabta yeesheen ku ansixiyey heshiis ku saabsanaa soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaasoo ay dhawaan wada galeen dowladdaha Soomaaliya iyo Turkig...
Thursday, March 28, 2024
-
Maayar Mooge Oo Fariin Muhiim Ah Udiray Shacabka Caasimada Hargaysa
Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa bisha ramadaan awgeed fariin muhiim ah udiray shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa kuwaasi oo uu ugu baaqay in ay iscaawiyaan dadka danyarta ah la taakuleeyo.
...
Thursday, March 28, 2024
-
Wax Ka Baro Taariikhda Mujaahid Axmed Waraabe oo Kamid Ahaa 3 Halyey ee Afduubay Diyaaradii Somali Airlines
AHUN mujaahid Axmed waraabe,
Wuxuu sadex ku ahaa labadii nin ee naftooda.uhuray sharafta iyo xoriyada somalila d,
1984.kuwaasoo Afduuvay diyaaradii somali Airline kana dajiyay.caasimada Ethiopia,
Mufakir kii Cawil Cadami.AHUN o...
Wednesday, March 27, 2024
-
Gabay Ka Hadlaya Bisha Barakaysan ee Ramadaan”Abwaan Mubaarig Cabdi Yuusuf”Daawo Muuqaal
Gabay ka hadlaya Bisha Barakaysan ee Ramadaan"Abwaan Mubaarig Cabdi Yuusuf"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0PzSMInOTbU
...
Wednesday, March 27, 2024
-
“Udiyaar Garawga Safarka Geerida”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Ayaa Sharaxaya”Daawo Muuqaal
"Udiyaar Garawga Safarka Geerida"Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Ayaa Sharaxaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/e59MVk8sejI
...
Wednesday, March 27, 2024
-
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya”Daawo Muuqaal
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wT_0xpOSpzk
&nbs...
Wednesday, March 27, 2024
-
Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Yeeshay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland”Daawo Muuqaal
Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Yeeshay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8lwgeYQPFHQ
...
Wednesday, March 27, 2024
-
“Xisbiga Loogada Inooga Badala oo Garxajis Ubixiya,Madaxweyne Hadii Aanad Isbedel Deg Deg Ah Samayn Galin Hore Ayaa Doorashada Naylaga Helayaa”Sakariye Nuur Saajin”Daawo Muuqaal
"Xisbiga Loogada Inooga Badala oo Garxajis Ubixiya,Madaxweyne Hadii Aanad Isbedel Deg Deg Ah Samayn Galin Hore Ayaa Doorashada Naylaga Helayaa"Sakariye Nuur Saajin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Fj_HXdxKRNE
...
Wednesday, March 27, 2024
-
Somaliland Oo Markale Kala Badbaadisay Laba Diyaaradood Oo Haayada Duulista Somaliya Sobobi Gaadhay In Ay Isku Dhacaan!
Diyaarado isku dhici gaadhay mar labaad
Habeenimadii Axaddii March 24 2024, abbaaro 12:43 Afrikada Bari , ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Emirate Airways oo duulimaadkeedu ahaa UAE722 kuna duulaysay joog 37,000ft iyo diyaar...
Wednesday, March 27, 2024
More News
|
WARYASIYO
|
FEATURED
|