berberatoday.com
“Ma Dhacayso Inay Dad Sakhraamiin Ah Oo Khamriya Cab Ahi Ay Noo Taliyaan Oo Ay Yidhaahdaan Puntland Ayaanu Tagaynaa”. Wasiirka Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi”Daawo Muuqaal
August 14, 2018 - Written by Berbera Today

“Udul Qaadan Mayno Baraha Bulshada In Dadka Laga Soo Abaabulo, Inama Yar Yar Oo Yurub Jooga, Liisas kooda Iyo Magacyadooda Waanu Haynaa Lacagta Caydha ah Ee Ay Qaataana Waanu Og Nahay”Wasiirka Maaliyada,

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Yuusuf  Maxamed Cabdi oo Maanta ka Hadlayay Goob fagaare ah ayaa ku dhawaaqay Ereyo Bulshada Sii Kala Kaxaynaya Isagoo si Toosa U Aflagaadeeyay Qaarkamida Bulshada Somaliland Gaar Ahaan qurba joogta oo uu sheegay in ay Bulshada ka Abaabulaan baraha bulshada.

Dhanka kale Hadalkan wasiirka ayaa noqonaya kii labaad ee uu si toosa u aflagaadeeyo bulshada reer Somaliland.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews