Madaxweynaha Cusub Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya oo Si Rasmiya Loo Dhaariyay
August 27, 2018 - Written by Berbera Today
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa waxa si rasmi ah loogu dhaariyay xilka Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/KUk2fprJo0M?t=1
Berberatoday.com