Daawo Muuqalka”Saraakiil Ciidan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay
August 30, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Taliska qaybta Booliska ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Saraakiil ciidan oo ka soo goostay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, oo ku soo biiray Ciidamada Somaliland
https://youtu.be/SwW9IyfLYtk
Berberatoday.com