ARTICLES
-
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra'iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/BSaJECAmsWk
...
Sunday, March 17, 2024
-
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin”Daawo Muuqaal
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Km_REPs36Eg
&nbs...
Friday, March 15, 2024
-
Geel 65 Sano Kahor La Dhacay oo Dadkii Lahaa Dib Loogu Celiyay Dadkii Lahaa Deegaanka Yoocaale ee Somalida Itoobiya
Geel la dhacay 65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa.
Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 6...
Tuesday, March 12, 2024
-
Maansoor Hutels And Sea Tourist oo Dalxiis Bada Ah Iyo Qado Sharaf Ku Maamuusay Kooxdii Ku Guulaystay Koobkii Horyaalada Somaliland”Daawo Muuqaal
Maansoor Hutels And Sea Tourist oo Dalxiis Bada Ah Iyo Qado Sharaf Ku Maamuusay Kooxdii Ku Guulaystay Koobkii Horyaalada Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tz3FFP2um1w
...
Thursday, March 7, 2024
-
Saleebaan Cali Koore Wasiika Khayraadka Biyaha Somaliland oo Berbera Ka Dhagax Dhigay Ceelal Biyoodyo Cusub”Daawo Muuqaal
Saleebaan Cali Koore Wasiika Khayraadka Biyaha Somaliland oo Berbera Ka Dhagax Dhigay Ceelal Biyoodyo Cusub"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VTTC03gpP-M
&nb...
Monday, March 4, 2024
-
Xaalad Khilaaf oo Kasoo Cusboonaatay Degmada Bulaxaar Ciid Bada Laga Raranayo Dooxa Waaheen oo Beero Sharcidaro Ah Laga Samaysanayo Iyo Xoghayihii Degmada oo la Bedelay
Xaalad Cusub Ayaa Ka Dhalatay Deeganada Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil iyo Deeganada Hoos Yimada .
Xogaha Laga Helayo Bulshada Deeganka Bulxaar Ayaa Sheegay In Xaalad Khilaaf ka Jirto Deega...
Sunday, March 3, 2024
-
Hogaamiyayaasha Iskaashatada Kaluumaystada Gobolka Saaxil ee BADMAAL oo Shaqadoodii Degdeg Ku Bilaabay Kulankii Uhoreeyayna Yeeshay.
Hogaamiyayaasha Iskaashatada Kaluumaystada Gobolka Saaxil ee BADMAAL oo Shaqadoodii Degdeg Ku Bilaabay Kulankii Uhoreeyayna Yeeshay.
&nbs...
Sunday, March 3, 2024
-
Suxufi Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto Oo Ka Waramay Dhacdo Naxdin Leh Oo Hargeysa Ka Dhacday.
Gabadh wadatay gaadhi Haariyar ah ayaa saaka inta ay dhamaan daaqadaha u xidhay kaga dhex tagtay ilmo yar oo ay dhashay iyo gabadh shaqaale u ah si ay kaadhka muwaadinka uga soo qaadato wasaaradda...
Thursday, February 29, 2024
-
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
https://youtu.be/JEYeGVSSW3M
 ...
Wednesday, February 28, 2024
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo Ku Baaqay In Farafaraynta Laga Daayo Sadlada Guud ee Beelaha Subeer Awal
"Beesha Subeer Awal waxa gudoon u ahaa Saldanad guud ah oo leh taariikh sugan oo dhaxaltooyo ah wakhti xaadirakana uu taashkeeda hayo Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdirax Suldaan Diiriye...
Friday, February 23, 2024
-
Baanka Aduunka oo Mashruuc Lacageed oo Malaayin Dollar Ah Ku Bixinaya Laydhka Berbera.
Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland Cabdilahi Faarax Cabdi Agaasimaha Guud.Agaasimayaasha Waaxyaha ee Wasaarada.Komishanka Tamarta iyo Masuuliyiinta Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee la...
Tuesday, February 20, 2024
-
Digniin”Nooc Kamida Raashimada Somalidu Sida Xad Dhaafka Ah U Isticmaasho Oo La Sheegay In Laga Qaado Xanuunka Cancel-ka
Digniin - Bariiska ayaa laga helay maaddo cancer’ka keenta:
Maaddada Arsenic oo ah maaddo chemical dabiici ah oo bariiska ku jirta ayay hadda culumada Sayniska Caafimaad’ka Denmark ogaade...
Tuesday, February 20, 2024
-
Xog Ku Saabsan Xabaasha Sheekh Isaxaaq ee Maydh”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Xog Ku Saabsan Xabaasha Sheekh Isaxaaq ee Maydh"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/d1BVI_OS4wQ
&...
Monday, February 12, 2024
-
Hargeysa”Nin La Moodayay Inuu Dhintay oo Laa Aasay oo Si Kadis Ah Usoo Galay Gurigooda Iyo Qisada Siday Wax Udhaceen”Daawo Muuqaal
Hargeysa"Nin La Moodayay Inuu Dhintay oo Laa Aasay oo Si Kadis Ah Usoo Galay Gurigooda Iyo Qisada Siday Wax Udhaceen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vdQjigh-E2k
&nbs...
Sunday, February 11, 2024
-
Akhri Mid Kamida Fadhiyadii Maxkamadii Badbaadada Afwayne.
Akhri Mid kamida Fadhiyadii Maxkamadii Badbaadada Afwayne.
36 Guuradii Xukunka Maxkamadii Meleteri Ee Nidaamkii Afwayne, dacwad dhagareedkii 17 Xubnood Oo Ay Ka mid ahaayeen Cumar Carte Qaali...
Saturday, February 10, 2024
-
Gudoomiyaha Dalada Guud ee Ururada Aan Dawliga Aheyn ee Sonsaf Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo Ka Digay In Baraha Bulshada Si Khaldan Loo Isticmaalo
"Baraha Bulshada iyo guud ahaan saxaafaddu waa aalad manfaceeda iyo dhibaatadeedu ku xidhanyihiin kolba sida loo adeegsado. Muddooyinkii u dambeeyay waxa soo badanayay dadka u isticmaalaya b...
Thursday, February 8, 2024
-
Ardayad Yar Oo Calanka Somaliland Looga Taagay Dugsi Addis Ababa Ku Yaala Iyo Sababta
Khadija Axmed Cabdi, waa 12jir Burco ku dhalatay, waxay dhigataa iskuulka Cambridge qaybtisa addis Ababa. Iskuulka waxa dhigta arday ka kala yimi in ka badan 100 waddan oo addunka ka kala yimi. Markay...
Thursday, February 8, 2024
-
Buuq Iyo Sawaxan Ka Dhashay Kulan Ay Wada Yeesheen Masuuliyiinta Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera,Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Iyo Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire
Buuq Iyo Sawaxan Ka Dhashay Kulan Ay Wada Yeesheen Masuuliyiinta Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera,Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Iyo Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire
...
Wednesday, February 7, 2024
-
“Qolada Kulmiyeba Intaan Kursiga Dalka Usareeya Ku Fadhiisan Way Nala Ooyi Jireen,Qoladan Xisbiyada Mucaaradka Ah ee Caawa Inala Fadhiya Yaa Ino Balan Qaadaya Inaanay Iyaguna Wadadaas Guracan Qaadin”Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame”Daawo Muuqaal
"Qolada Kulmiyeba Intaan Kursiga Dalka Usareeya Ku Fadhiisan Way Nala Ooyi Jireen,Qoladan Xisbiyada Mucaaradka Ah ee Caawa Inala Fadhiya Yaa Ino Balan Qaadaya Inaanay Iyaguna Wadadaas Guracan Qaadin"A...
Saturday, February 3, 2024
-
Xamaaliinta Dekeda Berbera oo Khaati Ka Taagan Xubno Kamida Xildhibaanadii Baarlamaanka ee Gobolka Saaxil Laga Doortay oo Fara Galin Ku Haya Shaqadoodii Qeylo Dhaan Culusna Kasoo Saaray
Ururada Geelayasha Xamaaliinta Dekeda Berbera Ka Xoogsada oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray 3 Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo Doonaya Inay Mashruuc Lacageed Ka Dhex Sameystaan Xamaa...
Tuesday, January 30, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay UGudbisay Warqad Ku Saabsan Heshiiskii Is Afgarad Ee Ay La Gashay Somaliland.
Dawlada itoobiya ayaa golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Udirtay Warqad ay kaga hadlayso heshiiskii is afgarad ee ay la gashay Somaliland kaasi oo kaga bixisay faah faahin la xidhiidha muhiimada uu h...
Saturday, January 27, 2024
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Xukunka Dalalka Uk Iyo Ireland Waxa La Wareegaya Ajaaniib”Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba
Halkani UK iyo Ireland waxaa xukunkii la wareegay ajaanib
Ra’isal wasaaraha dalka ingiriisku waa Rishi Sunak waa nin asal ahaan Hindi ah, hogaamiyaha Scotland waa Xamse Yuusuf oo asalkiisu yahay Pakistani.
Shallayna ...
Monday, March 18, 2024
-
“Ninka Miisaaniyada Diidani Waa Nin Doorashada Diidan…”Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani”Daawo Muuqaal
"Ninka Miisaaniyada Diidani Waa Nin Doorashada Diidan..."Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/68bLAwxFgRo
&nb...
Monday, March 18, 2024
-
Kalluunka Muqdisho oo Qiimihiisu Cirka Isku Shareeray Iyo Waxyaabaha Sababay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Kalluunka Muqdisho oo Qiimihiisu Cirka Isku Shareeray Iyo Waxyaabaha Sababay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/qYkffJWl-Zg
Be...
Monday, March 18, 2024
-
Sheekh Almis Oo Ka Waramay Nin Xoolo Umadeed Cunay Oo Ay Ku Dhacday Arin Uu Hore Ugu Riyooday
Sheikh almis imam yaxye xaaji ibraahim ayaa ka waramay dhaco cajiib ah iyo nin dawlada ushaqayn jiray oo arin uu ku riyooday ku dhacday islamarkaana ugeeriyooday
Sidoo kale sheikh almis ayaa ka hadlay qofka xoolaha umada cunaa ...
Monday, March 18, 2024
-
“Aadmigu Way Jili Karaan Waxaanay Ahayn, Laakiin Dhab Ahaan Uma Noqon Karaan Waxa Ay Jilayaan”Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame
Hoggaamiyihii maafiyada Crips ee magaciisu ahaa Stanley Williams, laba nololood oo aad isaga soo horjeeda ayuu is garab waday — dharaartii waxa uu ahaa nin da’yarta kala taliya dhibta maafiyada, habeenkiina waxa uu ahaa hogg...
Monday, March 18, 2024
-
Askari Katirsan Ciidanka Asluubta Berbera oo Wiil Dhalinyaro Ah Ku Toogtay Xabsiga Iyo Sababta Keentay
Askari ka tirsan Ciidanka Asluubta ee xabsiga Berbera ayaa toogtay Qudhana ka jaray wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Khaalid Maxamed Saalax oo qado usiday qof ku xidhan Xabsiga oo aan xami karin Soonta xanuuno uu q...
Monday, March 18, 2024
-
Kulanka Wasaarada Qorshaynta Iyo Daneeyayaasha Horumarinta Somaliland
Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta oo ku hawlan dardar gelinta horumarinta qaranka ayaa kulamo is-daba-joog ah si maalinle ah ula yeelata daneeyayaasha horumarinta Somaliland.
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo...
Monday, March 18, 2024
-
Qoys Danyara oo Gaajo Darteed Dab Isugu Gubay Hargeysa oo Fariin Udirsaday Maayar Cabdikariin Axmed Mooge”Daawo Muuqaal
Qoys Danyara oo Gaajo Darteed Dab Isugu Gubay Hargeysa oo Fariin Udirsaday Maayar Cabdikariin Axmed Mooge"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/k3Lvd6vGJcY
 ...
Sunday, March 17, 2024
-
“Dadka Deegaan Kayga Kamaan Soo Horjeedin, Somaliland oo Dhan Ayaa Deegaan ii Ah”Wasiir Hore Bukhaari”Daawo Muuqaal
"Dadka Deegaan Kayga Kamaan Soo Horjeedin, Somaliland oo Dhan Ayaa Deegaan ii Ah"Wasiir Hore Bukhaari"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/HiBBsMOwuOs
...
Sunday, March 17, 2024
-
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra'iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/BSaJECAmsWk
...
Sunday, March 17, 2024
-
Warbixin:- Sheekh Hargaysa Laba Ruux Looga Yaqaano oo Kawaramay Xaaladiisa”Daawo Muuqaal
Warbixin:- Sheekh Hargaysa Laba Ruux Looga Yaqaano oo Kawaramay Xaaladiisa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8AR8Rk4CMMk
Berberatoday.com...
Sunday, March 17, 2024
-
“Cabdilaahi Darawal Wuu Ku Qasban Yahay Inuuu Doorashada Galo, Nacnac Looma”Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan”Daawo Muuqaal
"Cabdilaahi Darawal Wuu Ku Qasban Yahay Inuuu Doorashada Galo, Nacnac Looma"Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ar4fd3ZHHOo
...
Sunday, March 17, 2024
-
Xukumada Somaliland oo Shaacisay Tirada Qanxootiga Jooga Dalka Iyo Wadamada Ay Kasoo Kala Jeedaan”Daawo Muuqaal
Xukumada Somaliland oo Shaacisay Tirada Qanxootiga Jooga Dalka Iyo Wadamada Ay Kasoo Kala Jeedaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gzNYQTtsWuE
&nb...
Saturday, March 16, 2024
-
Xisbiga Waddani oo Ku Eedeeyay Wasaaradda Waxbarashada Lunsiga Hantidi Lagu Dhisayay Maktabada Burco”Daawo Muuqaal
Xisbiga Waddani oo Ku Eedeeyay Wasaaradda Waxbarashada Lunsiga Hantidi Lagu Dhisayay Maktabada Burco"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/a3PHdKwfoZA
...
Saturday, March 16, 2024
-
Fadliga Bisha Ramadaan Waxa Sharaxaya Sh Cabdirisaaq Cadnaan”Daawo Muuqaal
Fadliga Bisha Ramadaan Waxa Sharaxaya Sh Cabdirisaaq Cadnaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2y_c-xASOms
Berberatoday.com...
Saturday, March 16, 2024
-
Libaax Socoto Duurgal Ah oo Lagu Arkay Galbeedka Caasimada Hargeysa
Libaax ( Aar ) loo malaynayo inuu socoto yahay oo dibad gale ah ayaa xalay fiidkii lagu arkay galbeedka caasimadda, inta u dhaxaysa malawle iyo hargeisa gaar ahaan laagta loo yaqaan ( kalawley ).
Xogta libaaxan oo xalay a...
Saturday, March 16, 2024
-
Fanaan Mareynkan Ah oo Malaayiin Qof Ku Xidhan Yihiin oo Diinta Islaamka Qaatay Muslimayna”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Fanaan Mareynkan Ah oo Malaayiin Qof Ku Xidhan Yihiin oo Diinta Islaamka Qaatay Muslimayna"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/OWjxPk5Uk8I
...
Saturday, March 16, 2024
-
Ciidamada Hindiya oo Hawl Gallo Ka Fuliyay Markab Ay Haysteen Budhcad Badeed Soomaali Ah”Daawo Muuqaal
Ciidamada Hindiya oo Hawl Gallo Ka Fuliyay Markab Ay Haysteen Budhcad Badeed Soomaali Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Sx_nf26l5pI
&n...
Saturday, March 16, 2024
-
Maraykanka oo Xiyaraad Saaray Shirkado Iyo Shaqsiyaad Soomaali Ah oo Al-shabaab Lacag U Ururiya
Waaxda Hantida dibedda ee Wasaaradda lacagta Maraykanka, ayaa soo saartay liis ay ku jiraan shaqsiyaad iyo shirkado Soomaali ah oo lagu soo rogay xayiraad, isla markaana lagu eedeeyey inay dhaqaale u ururiyaan kooxda Al-...
Friday, March 15, 2024
-
Itoobiya oo Soo Bandhigtay Maxaabiis Ay Ku Sheegtay Inay Argaggixiso Yihiin
Millateriga Itoobiya, ayaa soo bandhigay Maxaabiis ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Jabhadda Xoraynta Oromada ee OLA, kuwaas oo ay kasoo qabteen Galbeedka gobolka Wallega.
Qabalaha Dankare ee degmada Kund...
Friday, March 15, 2024
-
“Ethiopia Dhibbane Uma Noqonayso Culaysyada Ka Jira Gudaha Dalal Kale..” Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ethiopia Taye-Atske Selassie, ayaa baahida dalkiisu u qabo helitaanka marin-badeed oo ay isticmaalaan ku tilmaamay arrin ay ku xidhan tahay xasiloonida iyo Amniga Qaranka Jamhuuriyadda Federaalka I...
Friday, March 15, 2024
-
Midowga Yurub oo Israa’iil Ku Eedeeyey Inay Gaajada Reer Qasa Sida Hubka U Adeegsanayso
Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub Josep Borrell, ayaa ku eedeeyey Israa’iil in ay gaajo ku dileyso dadka reer Qasa ee xabbadda ka bedbaaday, isagoo cunaqabateynta lagu hayo maalaayiinka qof ee Qas...
Friday, March 15, 2024
-
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin”Daawo Muuqaal
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Km_REPs36Eg
&nbs...
Friday, March 15, 2024
-
Puntland oo Ka Hadashay Markab la Soo Afduubay oo Xeebteeda Ku Soo Jeedda
Markabka oo laga afduubtay biyha caalamiga ah, gaar ahaan meel u dhaxeeysa Galmudug iyo Puntland, ayaa Budhcad-badeed Soomaali ah la sheegay inay afduubeen.
Budhcad-badeedda wax afduubtay, ayaa tiradooda lagu sheegay illa...
Friday, March 15, 2024
-
Degmada Bali Dhiig oo Loo Magacaabay Gudoomiye Qurba Joog Ah”Daawo Muuqaal
Degmada Bali Dhiig oo Loo Magacaabay Gudoomiye Qurba Joog Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WDme4FtpN3I
Berberatoday.com...
Friday, March 15, 2024
-
Madaxweynihii Hore ee Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Ilay Iyo Gabadh La Xidhnayd oo La Siiddaayey
Madaxweynahii hore ee dowlad-deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa maanta laga sii daayay Xabsi ku yaala magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ku xidhnaa illaa bishii Ogoosto ee sannadkii 2018-kii...
Friday, March 15, 2024
More News
|
WARYASIYO
|
FEATURED
|