berberatoday.com
Dawladda Ethiopia Oo Safaaradeedii Eritrea Saaka Dib U Furtay+Daawo Sawirada
September 6, 2018 - Written by Berbera Today

Asmara(Berberatoday.com)-Madaxda dawladda Ethiopia iyo Eriteriya ayaa saaka dib u furay Safaaradii ay dawladda Ethiopia ku lahayd dalka Eriteriya caasimadiisa Asmara, sida ay sheegtay idaacadda Dawladda Ethiopia ee Fana.

Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed iyo madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa saaka si rasmi ah u furay Safaaradda Ethiopia ee Asmara oo xidhnayd muddo 2 qarni ah, iyada oo xaflad balaadhan loogu qabtay caasimadda Asma.

Xidhiidhka labada dal ayaa dib u hagaagey kadib markii ay heshiis gaadheen labada dawladdood 9 bishii Julay ee sannadkan, kaas oo lagu soo afjaray colaadii mudada 2 qarni ah u dhaxaysay labadan dal.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews