berberatoday.com
Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Korneyl Gabre Iyo Madaxtooyada Somaliya Oo Ka Hadashey
November 17, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Itoobiya ayaa waxaa ay xabsiga dhigtay Koneyl Gabre oo ahaa nin saameyn ku lahaa siyaasada Somaliya  ku dhawaad tobankii sanno ee ugu danbeeyey ka dib eedeymo dul hoganaya oo ah  in uu geystay gobaad falo binu aadan nimada ah ka geystay Somaliya iyo dawlad deeganka Soomalida

 

Korneyl Gabre waxuu ahaa sarkaalkii u talinaayey ciidamadii Itoobiya ee Somaliya soo galay sanadkii 2007 –dii

Agaasimaha warfaafinta ee Madaxtooyada Somaliya oo arintan kaga hadlay bartiisa Twitter -ka ayaa lagu soo dhaweeyey xadhiga Korneyl Gabre

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews