berberatoday.com
Abaalmarinta Xiddiga Africa Oo Ay Iskugu Soo Hadheen 34 Musharax Iyo Salah, Mahrez & Mane Oo Hogaaminaya.
December 1, 2018 - Written by Berbera Today

Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Africa ee  marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan CAF ayaa shaaca ka qaaday musharaxiinta ku tartami doona abaalmarinta xiddiga qaaradda Africa ee sanadkan oo ay iskugu soo hadheen 34 ciyaaryahan.

xidiga africa

Mohamed Salah oo abaalmarintan difaacanaya ayaa kasoo muuqday musharaxiinta waana kan ugu cad-cad ee abaalmarintaan ku guuleysan kara, sidoo kale Alex Iwobi oo ka mid ah ciyaartoyda ugu saameynta badan Nigeria ayaa ku jira liiska.

Wiilkii iska diiday inuu u ciyaaro xulka Holland kana tirsan haatan Ajax iyo qaranka Morocco Hakim Ziyech ayaa kasoo muuqday liiskaan, walow aan loo badin doonin inuu soo gaari doona masraxa ugu dambeeya.

Abaalmarintaan waxaa la bixin doonaa 8-da January markaas oo la isugu imaan doono magaalada Dakar ee wadanka Senegal.

LIISKA OO DHAMEYSTIRAN:

  1. Abdelmoumene Djabou (Algeria & ES Setif)
  2. Ahmed Gomaa (Egypt & El Masry)
  3. Ahmed Musa (Nigeria & Al-Nassr )
  4. Alex Iwobi (Nigeria & Arsenal)
  5. Andre Onana (Cameroon & Ajax)
  6. Anis Badri (Tunisia & Esperance)
  7. Ayoub El Kaabi (Morocco & Hebei China Fortune)
  8. Ben Malango (DR Congo & TP Mazembe)
  9. Denis Onyango (Uganda & Mamelodi Sundowns)
  10. Fanev Andriatsima (Madagascar & Clermont Foot)
  11. Franck Kom (Cameroon & Esperance)
  12. Jacinto Muondo Dala ‘Gelson’ (Angola & Primeiro de Agosto)
  13. Hakim Ziyech (Morocco & Ajax)
  14. Idrissa Gueye (Senegal & Everton)
  15. Ismail Haddad (Morocco & Wydad Athletic Club)
  16. Jean-Marc Makusu Mundele (DR Congo & AS Vita)
  17. Kalidou Koulibaly (Senegal & Napoli)
  18. Mahmoud Benhalib (Morocco & Raja Club Athletic)
  19. Mehdi Benatia (Morocco & Juventus)
  20. Mohamed Salah (Egypt & Liverpool)
  21. Moussa Marega (Mali & Porto)
  22. Naby Keita (Guinea & Liverpool)
  23. Odion Ighalo (Nigeria & Changchun Yatai, Nigeria)
  24. Percy Tau (South Africa & Union Saint-Gilloise)
  25. Pierre-Emerick Aubameyang (Gabon & Arsenal)
  26. Riyad Mahrez (Algeria & Manchester City)
  27. Sadio Mane (Senegal & Liverpool)
  28. Taha Khenissi (Tunisia & Esperance)
  29. Thomas Partey (Ghana & Atletico Madrid)
  30. Wahbi Khazri (Tunisia & Saint-Étienne)
  31. Walid Soliman (Egypt & Ahly)
  32. Wilfried Zaha (Cote d’Ivoire & Crystal Palace)
  33. Yacine Brahimi (Algeria & Porto)
  34. Youcef Belaili (Algeria & Esperance)

Yaa Go’aaminaya Guuleystaha Abaalmarintaan?

Waxaa go’aaminaya guddiga farsamada iyo hormarinta CAF.

Khabiiro dhanka saxaafadda ah, halyeeyada Africa, tababarayaasha kooxaha soo gaaray quarter final-ka koobka kooxaha qaramada Africa iyo sidoo kale tartanka Confederation Cup.

Tababarayaasha iyo kabtanada xulalka qaranka 54-wadan ee ku mideysan ururka CAF.

DIyaariye Maxamed Cali Sheekh Cumar.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews