berberatoday.com
Dalka Mareykanka Laba Shaqaale Hutel Ah Oo Shaqadoodii Ku Waayay Cunsuriyad Ah Kula Dhaqmee Macmiil Afrikan Ah Oo Hutelkaas Daganaa
January 1, 2019 - Written by admin

Portland(Berberatoday.com)-Hutteel lagu magacaabo DoubleTree oo ku yaalla Magaalada Portland ee Dalka Maraykanka ayaa shaqada ka diray labo ka mid ah shaqaalahooda, kaddib markii lagu soo eedeyey in nin Afrikaan ah ay si cunsurinimo ah ula dhaqmeen.

Jermaine Massey, oo 34 sanno jir ah ayaa waxa lagu eedeeyey inuu ka dhaga adeygay in huteelka uu ka baxo, waxaana markii dambe dhismaha huteelka ka saaray ilaalada oo dibadda uga kexeeyay.

Mr Massey ayaa sheegay inuu teleefoonka kula hadlayey hooyadii, uuna daganaa huteelka, isla-markaana aanu ogeyn waxa lagu heysto.

Nin ka mid ah ilaalada oo lagu magacaabo Earl Meyers, ayaa Mr Massey ku tilmaamay inuu halis gelinayay ammaanka hutteelka, loogana baahnaa inuu sheego qolka uu ka deggan yahay huteelka.

Mr Massey ayaa si khasab ah loogu ka xeeyay qolkiisa, waxaana lagu amray inuu alaabtiisa la soo baxo, isagoo sidoo kalena laga dalbaday inuu cabashadiisa dib ka soo gudbiyo.

Mr Massey ayaa baraha bulshada ku shaaciyey muuqaal muujinaya dhacdadan, wuxuuna bartiisa Twitter-ka ku qoray; “Waxaa la iila dhaqmay si cunsurinimo ah”.

Dadka isticmaalka baraha xidhiidhka bulshada ayaa cambaareeyay dhacdadan.

Garyaqaankii u doodayay Mr Massey ayaa hutteelka ku amray inay faahfaahin ka bixiyaan dhacdadaan.

Maamulka ayaa sheegay inay baadhayan falal kale ee cunsurimo ah oo lagula kacay macaamil badan oo daganaa huteelkan, iyagoo raalli-gelin ka bixiyay dhacdadan ugu dambeysay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews