berberatoday.com
Shacab Weynaha Berbera Oo Sugaya Balan Qaadkii Masuuliyinta Shirkada Laydhka Berbera Ee Qiima Dhista Iibka Korontada 2019ka
January 1, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Sanadkii 2015 kii ayay ahayd markii Xukuumadii Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ay ku wareejisay warshada laydhka ee berbera shirkad mdaxbanan  inkastoo waqtigaa bulshada  rayidka ahi ay  ka biyo diideen in goobaha muhiimka ah ee dawladu leedahay ay u gacanta gasho  shirkadaha madaxa banan  dadka ayaan ka baqo qabay in qiimaha lagu kordhin doono laakiin taasi may dhicin  ee cagsigeeda ayaa timid oo qiimihii laydhka ayaa laga jabiyay shgacab weynaha reer Berbera.

Sanadkii  2015 Shirkadii la wareegtay  Laydhka Berbera waxay qimihii ka dhigtay 0.7 halka uu markii ay la wareegeen uu ahaa 1 dollar per Unite

sanadkii ku xigayna ee 2016  qiimihii waxaay ka dhigeen  0.5 halkii unit

Hadba balan Qaadkoodu wuxuu ahaa in sanadka 2019 ay ka dhigi doonaan qiimaha laydhka berbera 0.3 sida ku cad boodhkooda oo ay xiligaa ku xardheen qorshohooda mustaqbalka ee ku yaala ilaa hada gidaarka warashada Laydhka Berbera,

Calaa kuli Xaal waxa looga fadhiyaa Masuuliyiinta shirkada  Korantada Berbera in ay fuliyaan balan qaadkoodii ahaa qiimo dhimista sanadka cusub ee 2019 bulshada reer Berbera maalmihii udanbeeyay aad ayay uhadal hayeen arinkaas maadama oo sanadkii cusbaa soo galay ee balanku aha in 0.3 laydhka Berbera laga dhigayo per Unite.

Magaalada Berbera waa magaalo xeebeed uu mihiimad gaara uleeyahay laydhku xili kasta haygu darnaato xiliga xagaaga ee kulaylaha darani dhacayo Berberi way uga baahi badan tahay Gobolada dalka Laydhka iyo Biyaha.

Boodhka Hoose Ka Akhriso Balan Qaadkii Masuuliyiinta Shirkada Korontada Berbera 

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews