berberatoday.com
Shirkii Xisbiyada Somaliland Oo Lagu Kala Kacay Iyo Waddani Oo Eedeymo U Jeediyey Kulmiye
January 2, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan ay saaka markale ku kulmeen xisbiyada Qaranka Somaliland oo ay kala Hogaaminayeen  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland , Gudoomiyaha xisbiga Waddani  iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa lagu kala kacay  isla markaana aaney ka soo bixin wax natiijo ah

 

Xisbiga Waddani oo ugu horeyn warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in shirkaasi aaney wax natiijo ahi ka soo bixin isla  markaana xisbiga Kulmiye aanu la imanin wax tanaasul ah , oo uu miiska soo saarey in kominshanka laba xubnood lagu daro marka doorashadan soo socota la qabto , taas oo Waddani sheegay in aanu marnaba aqbali doonin  .

Gudoomiyaha xisbiga UCID oo isna warbaahinta la Hadley waxaa uu sheegay  in xisbigoodu uu doonaayo in doorasho dhacdo 2019 , waxaana uu eedeymo u jeediyey xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey mid aan danta Somaliland wadin waa sida uu hadalka u dhigaye

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews