berberatoday.com
Xulufo Ay Somaliland Diiday Oo Dhoolatus Milatari Ka Sameeyey Xeebaha Bada Cas IYyo Ujeedkooda
January 2, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Lix dal oo ku yaalla gacanka cadmeed iyo Badda Cas oo dhowaan samaystay xulafo uu Sucuudigu aasaasay, ayaa carbiskoodii u horreeyey ee millatari ka bilaabay badda Axadii toddobaadkan, siday werisay Wakaallada Wararka Sucuudiga ee SPA.

 

Dalalka Tababarkani kulmiyey waxay kala yihiin Sucuudiga, Egypt, Jordan, Sudan, Yemen iyo Djibouti. waxa kaloo ka qayb  qaatay wakiillo ka socday dawladda Federaalka Soomaaliya.

“Carbiskani waxa looga gol leeyahay in lagu adkeeyo ammaanka dalalka badda cas iyo sidii loo ilaalin lahaa marin biyoodka iyo iskaashiga millatati ee dalka xulafada ah,”sidaasna waxa yidhi Janaraal Saqr bin Mohammed al-Harbi oo ka tirsan masuuliyiinta ciidanka xeebaha Sucuudiga, waxaanu intaas ku daray In tababarkani uu socon doono ilaa Khamiista toddobaadkan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews