Daawo Muuqalka”Guurtida Somaliland Oo Ku Baaqdey Inuu Somaliland Yimaado Ergeyga Qarmada Midoobey Ee Somaliya
January 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ah gudoomiyaha guddida arimaha dibada ee golaha guurtida ayaa waxaa uu Ergeyga qarmada Midoobey ee Somaliya ugu baaqay in uu dalkooda yimado mar hadii ay Somaliya amar ku bixisay inuu dalkeeda ka baxo