Daawo Muuqalka”Xisbiga UCID Iyo Kulmiye Oo Mawqif Mideysan Ka Soo Saarey Arimaha Doorashoyinka
January 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuulyiin ka kala socotey xisbiyada UCID Iyo Kulmiye oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa ay mawqif mideysan ka soo saareen wada hadaladii u socdey xisbiyada Somaliland eek u saabsanaa arimaha doorashooyinka