Proffesor”Cabdi Cali Oo Dacwad Ka Gudbiyay Xisbiga Kulmiye
January 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdi Cali Jaamac oo ka mid ahaa saddex masuul oo dhawaan laga ceydhiyey xibsiga Kulmiye ayaa waxaa uu dacwad arintasi ka dhan uu maanta u gudbiyey Guddida diwaangalinta iyo ansixinta Ururada siyaasiga ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com