berberatoday.com
Baarlamaanka Putland Oo Maanta Dooranaya Shirgudoonkii Hogaamin Lahaa Iyo Afar Musharax Oo Kasoo Jeeda Gobolka Sanaag Oo Ku Tartamaya
January 4, 2019 - Written by Berbera Today

Garowe(Berberatoday.com)-Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa maanta ufadhiisanaya inay doortaan shir-guddoon cusub oo golahaas hogaamin doonaa afarta Sanadood ee soo socda.

Jagada guddoomiyaha waxa u tartamaya afar xubnood oo dhammaantood ka soo jeeda Gobolka Sanaag kuwaas oo magacyadoodu kala yihiin sidan hoos ku qoran

1 Cabdirshiid Yuusuf Jibriil
2 Cabdiraxmaan Cali Jibriil
3 Cabdijamaal Cismaan Maxamed
4 Cabdixakiin Dhoobo Daareed

Hadiyo jeer Putland waxay caan kutahay in kursiga gudoonka Baarlamaanka ay yeeshaan oo ku fadhiistaan xildhibaano kasoo jeeda deegaanka Sanaag gaar ahaan beesha Warsangali halka Madaxweynahana ay yeeshaan beelaha Majeerteen Kuxigeenka Madaxweynaha ay yeeshaan Beelaha Dhulbahante waana qoodo sideeda ufusha inkastoo ay hada jiraan rag kasoo jeeda deegaamada Sanaag Iyo Sool oo u ordaya inay Madaxweyne ka noqdaan Putland doorashadan dhici doonta 8 bishan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews