berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Danjire Nicolas Haysom , Eedo Culus-na U Jeediyey Farmaajo Iyo Khayre
January 4, 2019 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ganafka ku dhuftey go,aanka dawlada Somaliya ay dalkeeda kaga saartey danjiraha Qaramada Midoobey ee Somaliya Nicolas Haysom .

 

Faysal ayaa Taageero U Muujiyey Nicolas Haysom kuna sifeeyey nin rug cadaa ah isla markaana waxaa uu Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre uu eedeymo culus u jeediyey isaga oo ku sifeeyey Kurey la wareegtay maamulkii Somaliya

Dhinaca kale Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in Laba arimood ay Somaliya ku soo socdaan kuwaas oo uu sheegay in ay kala yahiin Dagaalo kale oo sokeeye ama in nidaam kalitalis nimo ah uu ka bilaabmo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews