berberatoday.com
Suldaan Naasir Oo Ku Taliyay In DNA Lagu Kala Saaro Labada Qoys Ee Isku Haya Fanaanada Nimco Yaasiin Caraale
January 4, 2019 - Written by Berbera Today

Waxa wax laga xumaddo ah in reerka ay kaso jeedo fananada nimco yaasin caraale ohinta ay qoyskasi mudo ay hos u oyayen in ay tahay dulmi iyo tacadi aan lo, dulqadan karin una bahan in laga qanciyo tabashadod ay tabanayan taaso haddi ay bulshada kale ee reer somaliland ay ku iman lahayd arintan iyo wax lamid ahi laga wada damqan laha la, na qancin laha qoyska tabanaya walashod in loga qanciyo sifaha calamiga ah ee DNAda balse maca asaf waxanu in badan la, socona oo maqlayna catowga iyo garawshiyo la, anta qoyska reer yasin carale ee ka so jeda belahayagan uu faquuqay dhaqanka somalida ee arxan lawaha ah.
Waxanan uso jeedinaya hay, adaha ay khusaysa in ay qoyska laga fara, marojiyey walashod oo ay ku sotabcayen mudo dher laguna ceebeyey oo lagu shegay in ay ka, xaden qoyskan isaaq ee ay iminka shegato inay arintasi u bahahantahay in lo, badho sidhaba lagana qado labada qoys iyo iyadaba hananka DNAga ee calamiga ah ee lagu kala baxo.
Haddi kale waxanu u arkayna bob iyo dhac cad oo lagu qaday qof dhan oo bina aadama, lagana xogay qoys ki ay ka dhalatay.
Waxa kale oo aan beesha yibraha ugu baqaya in aanu arinkan uga howl galno si, lodhan yahay kuna galno hawshan sicad oo aan habrasho ku jirin iyo gunimoba.
Hora loyidhi xajadad dugsataba dhaqayadeda wad waad masha, tanina waxay ka dhigantahay xajoyinki xuma ee aynu waligenba dugsan jirnay, manto dunidiba gabasi tahay isla markana anay jirin waxaynu dhowrsana waa in fadhiga laga kaca oo kiska dagdeg aynu u cadayna in aynu soxadnay iyo in ay tahay inanteni oo hadhcad laynaga qadaayo.
Wali qofka iyadu dafirtay hooyaded iyo aabahedba aay ku dhici dinto calamo folxuni, hadana waa in aynu u istagna sidi arinka aynu u cadayn lahayn in ay reer yasin tahay iyo in ay tahay gabadh isaaqa.
Waaa bilaahi tawfiq
Alla weyn ninki aamina awodleh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews