berberatoday.com
Qaramada Midoobay Oo Amaro Culus Oo Falcelin U Muuqda Ku Soo Rogtay Shaqaalaheeda Muqdisho
January 7, 2019 - Written by admin

Moqdisho(Berberatoday.com)-Qarammada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay yareynayso shaqaalaheeda ka jooga Soomaaliya, kadib markii Hoobiye lagu weeraray 1-dii bishan xaruntoodii Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dhaawacmeen 3 xubnood u shaqeynayey iyo qandaraasleyaal la shaqeeyaba.

 

Qarammada Midoobay waxay xaqiijiyeen  in masuuliyiintii loo xilsaaray dhacdadii weerarku ay go’aamiyeen in la xaddido  shaqaalaha ka jooga Muqdisho.

Waxa kaloo ay  Qarammada Midoobay   tilmaantay in hawl-wadeenno lagu waday inay Axadii maanta tagaan Muqdisho lagu war-geliyey inay si ku meel-gaadh ah iskaga joogaan Nairobi ee dalka Kenya, sidoo kale hawlwadeenno kale  oo ay u qorsheysnayd inay Isniinta  beri  u safraan Muqdisho ayaa  iyagana la faray  inay iska  sii joogaan  Nairobi.

Tallaabadan ayaa ka dambeysay markii ay soo baxeen tuhun la xidhiidha in dawladda itaalka daran ee Soomaaliya ay ka dambeyso weerarka lagu bartilmaameedsaday xarunta UN-ka ee Muqdisho.

Waxa kaloo walaacan dhaliyey in isla maalintii la weeraray xafiiskooda ay dawladda Soomaaliya soo saartay go’aankii ay dalkaas qalalaasuhu hadheeyey ka mastaafurisay Wakiilkii Qarammada midoobay Nicholas Haysom

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews