Daawo Muuqalka”Boqorka Gabooye Oo Ka Hadley Muranka Labada Qoys Ee Fanaanada Nimco Yasiin Caraale Maxkamad-na Dalbadey
January 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka dhaxeeya labada qoys ee ay ku muransan yahiin fanaanada Nimco Yasiin , waxaana boqorku uu sheegay in maxkamada Somaliland dacwada arintan isla markaana ay codsan doonan in DNA laga qaado Nimco Yaasiin